Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo hakis ku meel gaar ah ku samaysay oggolaanshaha safarka Masar

Jowhar

Caasimada Online
Warkasta waxay soo bandhigaysaa sawirro ka yimid ilo kala duwan, ka dibna hoos ayey u kala dhigaysaa halka warbixinnadu is taabtaan ama ku kala duwanaadaan.
Waxa hadda is beddelay4 warbixin
Dowlada Soomaaliya oo hakisay qaabka loogu safro dalka Masar
May 24(Jowhar) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo yaqaan (OK-to-Board).
Jowhar ayaa ku biirtay daboolidda sheekadan.
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
4 maqaal · 4 ilo
Muqdisho – Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay si dhow ula socotay caqabadihii ku yimid muwaadiniinta Soomaaliyeed ee u safrayay dalka Masar maalmihii lasoo dhaafay. Sidaas awgeed, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 24-ka May 2026, waxaa si ku meel gaar ah loo hakiyay isticmaalka oggolaanshaha safarka ee
Waxa ku kala duwan
- Muqdisho – Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay si dhow ula socotay caqabadihii ku yimid muwaadiniinta Soomaaliyeed ee…
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Eeg waxa il walba ku darsatay, kadibna u gudub warbixinta asalka ah haddii aad rabto faahfaahin.
Muqdisho – Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay inay si dhow ula socotay caqabadihii ku yimid muwaadiniinta Soomaaliyeed ee…
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo hakis ku meel gaar ah ku samaysay oggolaanshaha safarka Masar
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si ku-meel-gaar ah u hakisay in dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safarka ee loo yaqaan (OK-to-Board).
Dowladda Soomaaliya oo hakisay qaar kamid ah safarrada dalka Masar + Sababta
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo yaqaan (OK-to-Board), War ka soo baxay Hay’adda Socdaalka…
Dowladda oo si KMG ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo yaqaan (OK-to-Board)
May 24(Jowhar) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo yaqaan (OK-to-Board).
Dowlada Soomaaliya oo hakisay qaabka loogu safro dalka Masar
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
4 warbixin · 10:21 ilaa 16:19 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo hakis ku meel gaar ah ku samaysay oggolaanshaha safarka Masar
Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo hakis ku meel gaar ah ku samaysay oggolaanshaha safarka Mas…
Akhri isha2 saac ka dib
Dowladda Soomaaliya oo hakisay qaar kamid ah safarrada dalka Masar + Sababta
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si ku-meel-gaar ah u hakisay in dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safarka…
Akhri isha2 saac ka dib
Dowladda oo si KMG ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo yaqaan (OK-to-Board)
Dowladda oo si KMG ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo yaqaan (OK…
Akhri isha6 saac ka dib
Dowlada Soomaaliya oo hakisay qaabka loogu safro dalka Masar
May 24(Jowhar) Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo yaqaan…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
3 ilo
Garsooraha Soomaaliga ee Koobka Adduunka oo loo diiday inuu galo Mareykanka
Garsoore Soomaali ah oo lagu amaano inuu yahay kan ugu fiican Afrika ayaa la sheegay in loo diiday inuu galo Mareykanka, waxaana dib loogu celiyay…
6 ilo
Shariif Sheekh Axmed wuxuu xaqiijiyay xaqa banaanbaxa ka hor shirweynaha qorsheysan ee Muqdisho
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa ku dhawaaqay in banaanbaxa qorsheysan ee mucaaradka ee Muqdisho uu yahay xaq dastuuriga ah.
5 ilo
Sheekh Shariif oo Dib Ugu Laabtay Hoygiisii Hore Kadib Wadahadallo Lagu Dejiyay Xiisad Ka Taagnayd Miraanyo
Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ugu dambeyn oggolaaday inuu ka guuro xaafadda Miraanyo ee degmada…
3 ilo
DFS oo shaacisay in la soo afjaray hawlgalkii ka dhanka ahaa Sheekh Shariif & Khayre.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in Ciidamada Ammaanka ay soo gabagabeeyeen hawlgal socday 48 saacadood, kaas…
3 ilo
Sheekh Shariif oo u guuray Mirinaayo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo geed fadhi u ah mucaaradka Muqdisho ayaa xalay saqdii dhexe u guuray… Sii akhri