Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Caasimada Onlinegeneral

Ciidamada madaxtooyada oo maanta fuliyay howlgal looga hortagayo dhaq-dhaqaaqa mucaaradka

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada gaarka ah ee madaxtooyadda Soomaaliya ayaa saakay waaberigii howlgal aan horay looga baran ka fuliyay xaafadaha xeyndaabka ee qasriga madaxtooyada. Howlgalkaan oo bilowday saakay afartii subaxnimo, socdayna ilaa waaberigii saakay ayey ciidamadu guri guri ku galayeen iyadoo dadka laga soo saarayay guryaha, lana weydiinayay aqoonsiyadooda iyo tixraaca shaqsiya

SO
Ciidamada madaxtooyada oo maanta fuliyay howlgal looga hortagayo dhaq-dhaqaaqa mucaaradka
Sawir / xog muuqaal ah · Caasimada Online
Loading enhanced story summary...

Warbixin Soomaali asal ah

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Caasimada Online

Muqdisho (Caasimada Online) – Ciidamada gaarka ah ee madaxtooyadda Soomaaliya ayaa saakay waaberigii howlgal aan horay looga baran ka fuliyay xaafadaha xeyndaabka ee qasriga madaxtooyada.

Howlgalkaan oo bilowday saakay afartii subaxnimo, socdayna ilaa waaberigii saakay ayey ciidamadu guri guri ku galayeen iyadoo dadka laga soo saarayay guryaha, lana weydiinayay aqoonsiyadooda iyo tixraaca shaqsiyadeed.

Dhalinyaro isugu jirta da’walba ayaa howlgalkaasi lagu qabqabtay, iyadoo markii danbe lagu sii daayay dhalinyaradaasi markii baaris iyo hubin lagu sameeyay.

Howlgalkaan ayaa kusoo beegmay xili isbadal lagu sameeyay habraacyada amaanka madaxtooyada, sidoo kale laga mamnuucay wadada hormarta in ay maraan ilaalada ku labisan dharka milateriga iyo gaadiidka dagaalka.

Isha: Caasimada Online. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Caasimada Online
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralfuliyaymadaxtooyadalooga
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.