Maxaan ka ognahay wadooyinkii taariikhiga ahaa ee Soomaaliya ka mid ahay ee loo mari jiray xajka
Sheekadani maha mid khiyaali ah, laakiin waa xaqiiqooyin taariikheed oo ay u soo joogeen qaar ka mida Xujaajta muddo hadda laga joogo kun sanadood.

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Maxaan ka ognahay wadooyinkii taariikhiga ahaa ee Soomaaliya ka mid ahay ee loo marijiray xajka
Maalinta salaasada ee 26 bisha Abpril sanadka 2026, ayey ku beegan tahay maalinta carafa ee maalayiin muslimiina oo caalamka ka kala tagay ay gudanayaan waajibaadka xajka ayna taagan yihiin buurta Carafa. haddaab Maxaan ka ognahay wadooyinkii taariikhiga ahaa ee xujayda mari jireen boqolaal sano ka hor.
Bal sawiro sida koox xujey ah oo ka yimi Shiinaha ay u mareen safar dheer oo kabilaabaya Shiinaha sii mareyey dhulka Faaris, Ciraq iyagoo uga sii tallaabay jasiirada Carabta, ujeedooda ayaa ahayd inay gaaraaan magaalada Barakaysan ee Madiina unaga sii gudbay magaalada Makkah si ay u soo xaj gutaan.
Sheekadani maha mid khiyaali ah, laakiin waa xaqiiqooyin taariikheed oo ay u soo joogeen qaar ka mida Xujaajta muddo hadda laga joogo kun sanadood. Socdaalkaas oo qofka xaajigaa ah ku qaadan jirtay biloooyin. Lagana yaabo in dalkiisii uusan dib ugu soo noqon sanado badan mooyaane, waa sida uu sameeyey Ibnu Jubayr iyo sidoo kale dhul mareenkii reer Andalus ee Ibnu Baduuda.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan