Mucaaradka Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo Shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho
Muqdisho – Mucaaradka ka tirsan Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, iyagoo si adag u dhaliilay siyaasadda dowladda Federaalka Soomaaliya. Mucaaradku waxay markale ku celceliyeen in Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud uu dhamaaday muddo xileedkiisii, isla markaana uu si sharci darro ah ugu sii jiro xafiiska Villa Soomaaliya, oo ah [̷

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho – Mucaaradka ka tirsan Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, iyagoo si adag u dhaliilay siyaasadda dowladda Federaalka Soomaaliya.
Mucaaradku waxay markale ku celceliyeen in Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud uu dhamaaday muddo xileedkiisii, isla markaana uu si sharci darro ah ugu sii jiro xafiiska Villa Soomaaliya, oo ah xarunta madaxtooyada Villa Soomaaliya.
Sidoo kale, mucaaradku waxay digniin culus ka soo saareen in Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed loo adeegsado arrimaha siyaasadda iyo caburinta shacabka Soomaaliyeed ee aragti ahaan ka duwan dowladda Federaalka Soomaaliy.
Shirkan jaraa’id ayaa ku soo beegmaya xilli maalmihii lasoo dhaafay ay dowladda qaadayay tallaabooyin la xiriira xakameynta bannaanbaxyada ka socda qaybo ka mid ah Muqdisho, kuwaas oo salka ku haya aragtiyo siyaasadeed oo kala duwan.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan