Sarkaal ka tirsan Alshabaab oo isu soo dhiibey ciidamada dowlada
May 24(Jowhar)=Sarkaal ka tirsanaa Alshabaab oo hubeysan ayaa isu soo dhiibtay ciidamada dowlada ee ku sugan deegaanka Uhunji ee gobolka Shabelaha Hoose. War ka soo baxay ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay in sarkaalkan ka soo baxsaday Alshabaab la yiraahdo Cali maxamed colow waxaana uu hore uga soo dagaalamay Gobollada Hiiraan Sh/Hoose iyo Shabeellaha Dhexe. Sarkaalkan […]

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
May 24(Jowhar)=Sarkaal ka tirsanaa Alshabaab oo hubeysan ayaa isu soo dhiibtay ciidamada dowlada ee ku sugan deegaanka Uhunji ee gobolka Shabelaha Hoose.
War ka soo baxay ciidamada xoogga dalka ayaa sheegay in sarkaalkan ka soo baxsaday Alshabaab la yiraahdo Cali maxamed colow waxaana uu hore uga soo dagaalamay Gobollada Hiiraan Sh/Hoose iyo Shabeellaha Dhexe.
Sarkaalkan ka soo baxsaday Alshabaab ayaa waxaa warka ka soo baxay ciidamada dowlada ku tilmaantay in noloshu ay ku adkaatay isla markaana cabsi badan uu kala kulmay weerarada ay ciidamada dowlada ku hayaan dagaalamayaasha Alshabaab,
Ciidamada dowlada ayaa waxaa ay howlgalo ay ka wadaan deegaano ka tirsan gobolka Shabelaha Hoose iyadoo ciidamada dowlada ay kala wareegeen Alshabaab deegaano badan oo ka tirsan gobolka Shabelaha Hoose.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan