Maxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan iyo haldoorka beesha Murasade? Sawirro
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay waxgaradka beesha Murasade ee ka tirsan beelweynta Hawiye. Xubnahaasi oo isugu jiray xildhibaano, hoggaamiye dhaqameed, waxgarad, ganacsato iyo qeybaha bulshada ayaa waxaa hoggaaminayay wasiirka Wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka Xasan Macalin. Kulankan dhex-maray Madaxweyn

Warbixin Soomaali asal ah
Isha asalka ahAsalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarunta madaxtooyada ku qaabilay waxgaradka beesha Murasade ee ka tirsan beelweynta Hawiye.
Xubnahaasi oo isugu jiray xildhibaano, hoggaamiye dhaqameed, waxgarad, ganacsato iyo qeybaha bulshada ayaa waxaa hoggaaminayay wasiirka Wasiirka Cadaalada iyo Dastuurka Xasan Macalin.
Kulankan dhex-maray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo hoggaanka dhaqameedka, waxgaradka, iyo ganasatada beesha Murusade ayaa ahaa mid xambaarsan miisaan siyaasadeed iyo mid amni oo wax ka qabanaya xaalada amni ee magaalada Muqdisho..
Ujeedada kulanka ayaa ahaa sidii looga wada qeyb qaadan lahaa xoojinta amniga caasimada iyo ku taageerida dawladda iyo laamaha amniga, maadaama beesha Murusade saameyn ku leedahay degmooyinka Dayniile iyo agagaarkeeda.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan