Axmed Madoobe oo si adag u weeraray Xasan Sheekh

Horseed Media

Caasimada Online
Warkasta waxay soo bandhigaysaa sawirro ka yimid ilo kala duwan, ka dibna hoos ayey u kala dhigaysaa halka warbixinnadu is taabtaan ama ku kala duwanaadaan.
Waxa hadda is beddelay2 warbixin
Madaxweyne Xasan Sheekh oo wada kulamo lagu qancinayo Mahad Salaad.
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo siyaasadeed oo xasaasi…
Horseed Media ayaa ku biirtay daboolidda sheekadan.
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
2 maqaal · 2 ilo
Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa khudbad uu maanta ka jeediyay magaalada Kismaayo kadib salaaddii Ciidda si kulul ugu dhaliilay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Dowladda Federaalka. Axmed Madoobe ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh ku eedeeyay inuu ku fashilmay hoggaaminta dalka iyo ilaalinta wada-shaqeynta siyaasadeed.
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Eeg waxa il walba ku darsatay, kadibna u gudub warbixinta asalka ah haddii aad rabto faahfaahin.
Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa khudbad uu maanta ka jeediyay magaalada Kismaayo kadib salaaddii Ciidda si kulul ugu dhaliilay Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Dowladda…
Axmed Madoobe oo si adag u weeraray Xasan Sheekh
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo siyaasadeed oo xasaasi…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo wada kulamo lagu qancinayo Mahad Salaad.
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
2 warbixin · 14:30 ilaa 06:42 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Axmed Madoobe oo si adag u weeraray Xasan Sheekh
Kismaayo (Caasimada Online) – Madaxweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa khudbad uu maanta ka jeediyay magaalada Kismaayo…
Akhri isha16 saac ka dib
Madaxweyne Xasan Sheekh oo wada kulamo lagu qancinayo Mahad Salaad.
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo siyaasadeed oo xasaasi…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
6 ilo
Shariif Sheekh Axmed wuxuu xaqiijiyay xaqa banaanbaxa ka hor shirweynaha qorsheysan ee Muqdisho
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa ku dhawaaqay in banaanbaxa qorsheysan ee mucaaradka ee Muqdisho uu yahay xaq dastuuriga ah.
3 ilo
Sheekh Shariif oo u guuray Mirinaayo
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo geed fadhi u ah mucaaradka Muqdisho ayaa xalay saqdii dhexe u guuray… Sii akhri
5 ilo
Sheekh Shariif oo Dib Ugu Laabtay Hoygiisii Hore Kadib Wadahadallo Lagu Dejiyay Xiisad Ka Taagnayd Miraanyo
Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ugu dambeyn oggolaaday inuu ka guuro xaafadda Miraanyo ee degmada…
4 ilo
Khayre oo ka hadlay dagaalladii dhawaan ka dhacay Muqdisho
Ra'iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khaire ayaa ka hadlay dagaalladii dhawaan ka dhacay Muqdisho, gaar ahaan degmada Howlwadaag.
5 ilo
Salaad Cali Jeelle oo loo magacaabay Lataliyaha Sare ee Xasan Sheekh
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha.