
Caro xooggan oo ka dhalatay askarigii aanada qabiil loogu dilay Ceelbaraf
Jowhar (Caasimada Online) – Falcelin xooggan iyo caro ayaa ka dhalatay dil arxan darro ahaa oo maalmo kahor deegaanka Ceelbaraf loogu gaystay Allaha u naxariistee Axmed Shire Xuseen oo ahaa askari ka tirsan Ciidam…















