Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Ku noqo Isbarbardhigga
1 sourceWarbixinno kala duwan26 May 2026generalsomalia

Daawo: Mucaaradka oo shir xasaasi ah la leh odayaasha dhaqanka

SO
Daawo: Mucaaradka oo shir xasaasi ah la leh odayaasha dhaqanka
Sawir / xog muuqaal ah · Caasimada Online

Waxa hadda is beddelay2 warbixin

Dadaalladii dhex-dhexaadinta ee Odayaasha oo fashilmay + Sababta

Muqdisho (Caasimada Online) – Kulankii u dhexeeyay xubnaha mucaaradka iyo qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee galabta ka dhacay hoteel Jasiira ayaa soo dhammaaday, kaas oo looga hadlay…

Caasimada Online

Dabooliddu way ka gudubtay "Mucaaradka oo shir xasaasi ah la leh odayaasha dhaqanka".

Eeg jadwalka buuxa

Warbixinta kooban

Hal akhris oo mideysan

2 maqaal · 1 ilo

Muqdisho (Caasimada Online) – Xubnaha mucaaradka oo maalmahan dhaq-dhaqaaqyo culus ka waday magaalada Muqdisho ayaa haatan shir xasaasi ah hoteel Jasiira kula leh odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, kaas oo looga hadlayo xaaladda siyaasadeed ee ka taagan gudaha dalka.

Jadwalka daboolidda

Sida sheekadu isu beddeshay

2 warbixin · 14:00 ilaa 17:03 UTC

Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.

Warbixintii ugu horreysay

Caasimada OnlineBilowga daboolidda

Daawo: Mucaaradka oo shir xasaasi ah la leh odayaasha dhaqanka

Mucaaradka oo shir xasaasi ah la leh odayaasha dhaqanka

Akhri isha

3 saac ka dib

Caasimada OnlineWarbixintii ugu dambeysay

Dadaalladii dhex-dhexaadinta ee Odayaasha oo fashilmay + Sababta

Muqdisho (Caasimada Online) – Kulankii u dhexeeyay xubnaha mucaaradka iyo qaar kamid ah Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee galabta ka dhacay hoteel…

Akhri isha

Daboolid la xiriirta

Sheekooyin kale oo la xiriira