DF oo shaacisay xilliga la filayo natiijada shidaal qodista

Waxa hadda is beddelay2 warbixin
Kadib shidaalka, Soomaaliya oo Turkiga la galeysa heshiis lagu soo saarayo…
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dooneyso inay Turkiga la gasho heshiisyo cusub oo lagu sahminayo laguna horumarinayo macdanta dalka, xilli Muqdisho ay raadineyso…
Dabooliddu way ka gudubtay "DF oo shaacisay xilliga la filayo natiijada shidaal qodista".
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
2 maqaal · 1 ilo
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay filayso natiijooyin rajo leh dhammaadka sanadkan, kadib markii Turkiga uu billaabay qodis badeedkii ugu horreeyay ee shidaal iyo gaas ah oo laga sameeyo xeebaha Soomaaliya.
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
2 warbixin · 03:30 ilaa 09:50 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
DF oo shaacisay xilliga la filayo natiijada shidaal qodista
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay filayso natiijooyin rajo leh dhammaadka sanadkan, kadib markii Turkiga uu…
Akhri isha6 saac ka dib
Kadib shidaalka, Soomaaliya oo Turkiga la galeysa heshiis lagu soo saarayo…
Dowladda Soomaaliya ayaa Turkiga la gashay heshiisyo cusub oo lagu sahminayo laguna horumarinayo…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
4 ilo
Wasiirka Ganacsiga oo Muqdisho kusoo dhaweeyay wafdi ganacsato ajaanib ah
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS, Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyay wafdi sare…
1 il
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo Khudbad Ka Jeediyay Shirweynaha 114-aad ee Shaqada Adduunka
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Prof. Salim Alio Ibro, ayaa khudbad rasmi ah ka jeediyay…
5 ilo
Farmaajo oo Garab Istaag u Muujiyay Garsoore Cumar Cartan
MUQDISHO – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay inuu khadka taleefanka kula xiriiray garsooraha caalamiga ah…
2 ilo
Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Shiinaha oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Difaaca
Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan magaalada Muqdisho kula yeeshay…
2 ilo
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska oo Daah-furay Dib u habeynta Kaydka Radio Muqdisho
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta daah furay sidii…