Guddiga Doorashooyinka oo bilaabay diiwaangelinta musharraxiinta xilka Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed
Waxa hadda is beddelay3 warbixin
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo guddoomay Shahaadada Musharaxnimada
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka mid ah musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, ayaa ka guddoomay Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka…
Dabooliddu way ka gudubtay "Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo Guddoomay Shahaadada Musharraxnimo".
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
3 maqaal · 1 ilo
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ayaa maanta bilaabay diiwaangelinta iyo qabashada araajida musharraxiinta u tartamaya xilka Hoggaamiyaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Shalay ayay ahayd markii Golaha Wakiillada Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed ay doorteen Guddoomiyaha iyo ku-xigeennadiisa, iyadoo sidoo kale dhawaan la dooran doono Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed.
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
3 warbixin · 10:13 ilaa 07:09 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Guddiga Doorashooyinka oo bilaabay diiwaangelinta musharraxiinta xilka Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha Qaranka ayaa bilaabay diiwaangelinta mus…
Akhri isha2 saac ka dib
Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo Guddoomay Shahaadada Musharraxnimo
Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta ka guddoomay shahaadada musharraxnimo Guddiga Ma…
Akhri isha21 saac ka dib
Shariif Xasan Sheekh Aadan oo guddoomay Shahaadada Musharaxnimada
Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka guddoomay shahaadada musharaxnimada si rasmi ah ugu tartamaya…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
1 il
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas.
Hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay golaha xukuumadii hore ee maamulkaas.
2 ilo
Muxuu daaran yahay safarka guddoomiye Sacdiya Salaad ee Baydhabo.
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo…
3 ilo
Madaxda Dowladda Federalka ah ee Somalia oo gaarey Baydhabo.
Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Somalia Xamse Cabdi…
1 il
Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wasiirro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Galmudug
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala…
3 ilo
Dhiirrigelin iyo Qiimeyn Amni oo Wasiirka Gaashaandhigu ku sameeyay Ceeldheer
(Ceeldheer, 05/07/2026) – Waxaan maanta halkaan ku joognaa degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kormeer shaqo ku yimid Wasiirka…