Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay shacab lagu laayay duleedka Kismaayo

Jowhar

Shabelle Media
Warkasta waxay soo bandhigaysaa sawirro ka yimid ilo kala duwan, ka dibna hoos ayey u kala dhigaysaa halka warbixinnadu is taabtaan ama ku kala duwanaadaan.
Waxa hadda is beddelay3 warbixin
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay shacab lagu laayay duleedka Kismaayo
May 26(Jowhar)Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa walaac xooggan ka muujiyay dhacdadii ka dhacday deegaanka Digta Margoos ee gobolka Jubbada Hoose, taas…
Jowhar ayaa ku biirtay daboolidda sheekadan.
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
3 maqaal · 3 ilo
May 26(Jowhar)Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa walaac xooggan ka muujiyay dhacdadii ka dhacday deegaanka Digta Margoos ee gobolka Jubbada Hoose, taas oo la sheegay inay sababtay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah. Iyadoo la gudanayo waajibaadka dastuuriga ah ee ilaalinta iyo dabagalka xuquuqda aadanaha, Guddigu wuxuu bilaabay baaritaan hordhac
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Eeg waxa il walba ku darsatay, kadibna u gudub warbixinta asalka ah haddii aad rabto faahfaahin.
Muqdisho — Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa walaac xooggan ka muujiyay dhacdo ka dhacday deegaanka Digta Margoos ee gobolka Jubbada Hoose, taas oo la sheegay inay sababtay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid…
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Oo walaac ka muujiyey Dhacdo Ka Dhacday Jubbada Hoose
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa walaac xooggan ka muujiyay dhacdadii ka dhacday deegaanka Digta Margoos ee gobolka Jubbada Hoose, taas oo la sheegay inay sababtay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad rayid ah.
Guddiga Xaquuqul Insaanka Qaranka oo war ka soo saaray dhacdo ka dhacday Jubbada Hoose
May 26(Jowhar)Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa walaac xooggan ka muujiyay dhacdadii ka dhacday deegaanka Digta Margoos ee gobolka Jubbada Hoose, taas oo la sheegay inay sababtay dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad…
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay shacab lagu laayay duleedka Kismaayo
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
3 warbixin · 10:15 ilaa 10:53 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Oo walaac ka muujiyey Dhacdo Ka Dhacday Jubbada Hoose
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Oo walaac ka muujiyey Dhacdo Ka Dhacday Jubbada Hoos…
Akhri isha37 daqiiqo ka dib
Guddiga Xaquuqul Insaanka Qaranka oo war ka soo saaray dhacdo ka dhacday Jubbada Hoose
Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa walaac xooggan ka muujiyay dhacdadii ka dhacday deegaanka Digta Margoos…
Akhri isha38 daqiiqo ka dib
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay shacab lagu laayay duleedka Kismaayo
May 26(Jowhar)Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) ayaa walaac xooggan ka muujiyay dhacdadii ka dhacday deegaanka…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
4 ilo
Iska horimaadyo xooggan oo ka dhaca Muqdisho oo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo mucaaradka
Iska horimaadyo ayaa ka dhacay Muqdisho oo u dhexeeya ciidamada dowladda iyo ciidamo mucaarad ah, gaar ahaan degmada Howlwadaag.
6 ilo
Shariif Sheekh Axmed wuxuu xaqiijiyay xaqa banaanbaxa ka hor shirweynaha qorsheysan ee Muqdisho
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa ku dhawaaqay in banaanbaxa qorsheysan ee mucaaradka ee Muqdisho uu yahay xaq dastuuriga ah.
2 ilo
Madasha Samata-bixinta oo ka digtay duulaanka lagu yahay Jen. Odowaa
Jun 06 (Jowhar)-Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay ka walaacsan tahay qorshe la sheegay in lagu…
4 ilo
Khayre oo ka hadlay dagaalladii dhawaan ka dhacay Muqdisho
Ra'iisul Wasaarihii hore Xasan Cali Khaire ayaa ka hadlay dagaalladii dhawaan ka dhacay Muqdisho, gaar ahaan degmada Howlwadaag.
4 ilo
Booliiska Banaadir oo Shaaciyay Qorshe Hub-Ururin ah oo laga Fuliyo Xaafadihii Lagu Dagaallamay
Muqdisho – Taliska Qeybta Guud ee Booliiska Gobolka Banaadir ayaa shaaciyay in ciidamada ammaanka ay wadaan howlgal lagu ururinayo hub sharci-darro…