Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Ku noqo Isbarbardhigga
2 sourcesWarbixinno kala duwan31 May 2026generalsomalia

Guddoomiyaha Gollaha Shacabka oo lagu wargeliyay howlgal amni oo ka dhacay Baydhabo

SO
Guddoomiyaha Gollaha Shacabka oo lagu wargeliyay howlgal amni oo ka dhacay Baydhabo
Shabelle Media2 ilo
Sawir laga soo qaatay mid ka mid ah warbixinnada ilaha · Shabelle Media · Guddoomiyaha Gollaha Shacabka oo lagu wargeliyay howlgal amni oo ka dhacay Baydhabo

Waxa hadda is beddelay2 warbixin

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, General Cabdullaahi Aadan Xuseen…

Somali National TV

Somali National TV ayaa ku biirtay daboolidda sheekadan.

Eeg jadwalka buuxa

Warbixinta kooban

Hal akhris oo mideysan

2 maqaal · 2 ilo

BAYDHABO, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada qalabka sida iyo hay’adaha amniga, kuwaas oo warbixin ka siiyay howlgal amni oo laga fuliyay magaalada Baydhabo. Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga

Waxa ku kala duwan

  • BAYDHABO, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay saraakiil sare oo ka tirsan…

Kaararka ilaha

Warbixinnada dhinac-dhinac

Eeg waxa il walba ku darsatay, kadibna u gudub warbixinta asalka ah haddii aad rabto faahfaahin.

Shabelle Media05:29

BAYDHABO, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay saraakiil sare oo ka tirsan…

Guddoomiyaha Gollaha Shacabka oo lagu wargeliyay howlgal amni oo ka dhacay Baydhabo

    Akhri isha
    Somali National TV06:40

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, General…

    Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

      Akhri isha

      Jadwalka daboolidda

      Sida sheekadu isu beddeshay

      2 warbixin · 05:29 ilaa 06:40 UTC

      Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.

      Warbixintii ugu horreysay

      Shabelle MediaBilowga daboolidda

      Guddoomiyaha Gollaha Shacabka oo lagu wargeliyay howlgal amni oo ka dhacay Baydhabo

      BAYDHABO, Soomaaliya – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay…

      Akhri isha

      1 saac ka dib

      Somali National TVWarbixintii ugu dambeysay

      Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiisha Ciidamada Xooga Dalka

      Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka ee Xoogga…

      Akhri isha

      Daboolid la xiriirta

      Sheekooyin kale oo la xiriira