2 sources·Early coverage·12 May 2026·general·somalia
In ka badan 300 Soomaali ah oo lagu qabtay howlgal ka dhacay magaalada Tripoli
SO
Oodweyne Media
Caasimada Online
Sawirro ilo kala duwan2 ilo
Warkasta waxay soo bandhigaysaa sawirro ka yimid ilo kala duwan, ka dibna hoos ayey u kala dhigaysaa waxa ay warbixinadu isku raaceen ama ku kala duwanaadeen.
Sawirro laga soo qaatay warbixinnada ilaha · Oodweyne Media / Caasimada Online · In ka badan 300 Soomaali ah oo lagu qabtay howlgal ka dhacay magaalada Tripoli
Warbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
3 maqaal · 2 ilo
Tripoli (Caasimada Online) — Wararka ka imaanaya magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka iyo kooxo dharcad ah ay tan iyo Jimcihii guryaha iyo waddooyinka ka qabqabteen in ka badan 600 oo muhaajiriin ah.
Iluhu waxay isku raaceen
2 ilo ayaa daboolaya isla dhacdada guud.
Halka dabooliddu ku kala duwan tahay
Tripoli (Caasimada Online) — Wararka ka imaanaya magaalada Tripoli ee caasimadda dalka Liibiya ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka iyo kooxo dharcad ah ay tan iyo Jimcihii guryaha…
Wararka ka imanaya caasimadda Tripoli ee dalka Libya ayaa sheegaya in ciidamada ammaanka iyo kooxo hubeysan ay tan iyo maalintii Jimcaha qabqabteen in ka badan 600 oo muhaajiriin…
Tripoli (Caasimada Online) – Waxaa maalmihii dambe dhibaato hor leh ay soo wajahday Soomaalida tahriibka ku joogta dalka Liibiya, gaar ahaan magaalada Tripoli, halkaas oo la…
Waxa il walba ku darsatay
Caasimada Online02:50