Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Ku noqo Isbarbardhigga
1 sourceEarly coverage3 May 2026generalsomalia

Mucaaradka oo Muqdisho kaga dhawaaqay go’aan ka dhan ah muddo xileedka dowladda

SO
Mucaaradka oo Muqdisho kaga dhawaaqay go’aan ka dhan ah muddo xileedka dowladda
Sawir / xog muuqaal ah · Shabelle Media

Warbixinta kooban

Hal akhris oo mideysan

2 maqaal · 1 ilo

Muqdisho – Siyaasiyiin ka tirsan mucaaradka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay go’aan ay ku diidan yihiin sii jiritaanka muddo xileedka Madaxweynaha talada haya. Mucaaradka ayaa sheegay in muddo xileedka dastuuriga ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, uu ku egyahay 15-ka May 2026, isla markaana wixii ka dambeeya aan loo aqoonsan […]

Iluhu waxay isku raaceen

Weli lama hayo qodobo heshiis cad ah.

Halka dabooliddu ku kala duwan tahay

  • Muqdisho – Siyaasiyiin ka tirsan mucaaradka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay go’aan ay ku diidan yihiin sii jiritaanka muddo xileedka Madaxweynaha talada haya.
  • Muqdisho – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isagoo diiradda saaray dhammaadka muddo xileedka…

Waxa il walba ku darsatay

Shabelle Media05:37

Muqdisho – Siyaasiyiin ka tirsan mucaaradka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho kaga dhawaaqay go’aan ay ku diidan yihiin sii jiritaanka muddo xileedka Madaxweynaha talada haya.

  • Muqdisho – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si adag uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isagoo diiradda saaray dhammaadka muddo xileedka Madaxweynaha hadda talada haya.
Akhri isha

Jadwalka daboolidda

Shabelle Media

Kheyre oo ka hadlay dhammaadka muddo xileedka Madaxweyne Xasan Sheekh

Akhri
Shabelle Media

Mucaaradka oo Muqdisho kaga dhawaaqay go’aan ka dhan ah muddo xileedka dowladda

Akhri