Sawirro: Deni oo dhagax dhigay beer cagaaran oo noqoneysa tan ugu weyn dalka
Warka si kooban
20 ilbiriqsiWaxa dhacay
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax-dhigay dhismaha beerta cagaaran ee magaalada Garoowe.
Sida ay sheegtay Caasimada Online ↗- Ilaha
- 2
- Warbixinnada
- 2
- Luqadaha ilaha
- Soomaali
- Isku ekaanshaha
- Isku ekaansho qayb ah
Tirada warbixinnadu ma aha tirada xaqiijinta madax-bannaan.
Faahfaahin iyo su’aalaha furan
Si kooban
Sawirka guud ee daboolidda
Isku ekaanshaha sheegashooyinku kaligiis ma caddaynayo xaqiijin madax-bannaan. Kala duwanaanta tirooyinku waxay ka iman kartaa waqtiga ama baaxadda warbixinta.
Faahfaahin dheeraad ah
Puntland Post
Madaxweynaha Deni ayaa dhagax-dhigay beer loogu magacdaray 'Beerta Cagaaran ee Dhaqanka iyo Isku-xirka Bulshada' magaalada Garoowe.
Cidda sheegtay: null
Taariikhda dhacdada: 2026-11-29
Akhri warbixinta ↗
Puntland Post
Beertan ayaa loogu talagalay in ay noqoto goob ay bulshadu ku kulanto, kuna qaadato waqtiyada nasashada, dalxiiska iyo tamashlaynta.
Cidda sheegtay: null
Taariikhda dhacdada: 2026-11-29
Akhri warbixinta ↗
Puntland Post
Hirgelinta mashruucan waxaa iska kaashanaya dowladda Puntland iyo dowladda Ingiriiska (UK)
Cidda sheegtay: null
Taariikhda dhacdada: 2026-11-29
Akhri warbixinta ↗
Puntland Post
Munaasabadda dhagax-dhigga waxaa ka qaybgalay xubno ka tirsan golaha wasiirrada iyo golaha wakiillada Puntland, masuuliyiinta maamulka gobolka Nugaal, guddoomiyaha degmada Garoowe, masuuliyiinta iyo injineerrada shirkadda Amal Real Estate.
Cidda sheegtay: null
Taariikhda dhacdada: 2026-11-29
Akhri warbixinta ↗
Caasimada Online
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax-dhigay beerta cagaaran ee Garoowe.
Cidda sheegtay: null
Taariikhda dhacdada: 2026-11-29
Akhri warbixinta ↗
Caasimada Online
Beertan ayaa loo qorsheeyay inay noqoto beerta cagaaran ee ugu weyn Soomaaliya.
Cidda sheegtay: null
Akhri warbixinta ↗
Caasimada Online
Mashruuca ayaa waxaa lagu beeri doonaa in ka badan 50,000 oo geed oo kala duwan.
Cidda sheegtay: null
Akhri warbixinta ↗
Caasimada Online
beertu ay gacan ka geysan doonto kor u qaadista isdhexgalka bulshada iyo bilicda caasimadda Garoowe.
Cidda sheegtay: null
Akhri warbixinta ↗
Xusuusin ku saabsan ilaha
Goob kasta oo warbaahin ah ayaa hadda soo gudbinaysa faahfaahin kala duwan, mana jirto sheegasho uu il labaad xaqiijiyay; tirooyinka gaarka ah taxaddar ula akhri.
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Warbixinta ugu dambeysay ee il kasta. Fur warbixinnadii hore si aad u raacdo dabooliddeeda.
1 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay · 29 Nofeembar 2026 12:00 UTC
Sawirro: Deni oo dhagax dhigay beer cagaaran oo noqoneysa tan ugu weyn dalka
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax-dhigay beerta cagaaran ee Garoowe.
1 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay · 29 Nofeembar 2026 10:35 UTC
Madaxweyne Deni oo beer ka dhagax-dhigay Garoowe
Beertan ayaa loogu talagalay in ay noqoto goob ay bulshadu ku kulanto, kuna qaadato waqtiyada nasashada, dalxiiska iyo tamashlaynta.
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
29 Nofeembar 2026 · 10:35–12:00 UTC
Warbixinnada ugu dambeeyay ayaa horreeya. Waqtiyadu waa UTC.
1 saac ka dib
Sawirro: Deni oo dhagax dhigay beer cagaaran oo noqoneysa tan ugu weyn dalka
Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax-dhigay beerta cagaaran ee Garoowe, taasoo loo qor…
Akhri ishaWarbixintii ugu horreysay
Madaxweyne Deni oo beer ka dhagax-dhigay Garoowe
Madaxweynaha Deni ayaa dhagax-dhigay beer loogu magacdaray 'Beerta Cagaaran ee Dhaqanka iyo Isku…
Akhri isha

HabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 2
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post, Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Sheekooyinka waxa lagu muujiyaa luqaddooda asalka ah haddii turjumaad kaydsan aysan jirin
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- In ka badan hal il oo Warka la socdo ayaa ku jirta kooxdan.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; marka taas dhacdo, soo koobidda AI-ga waa laga saaraa bogga, waxaana hadha oo kaliya warbixinta ilaha. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Daboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
2 ilo
Madaxweyne Deni oo difaacay Imaaraadka
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta hadalka ka jeediyay magaalada Gaalkacyo ayaa ku eedeeyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud…
2 ilo
Madaxweynaha Xasan oo booqday halka aay taalo gogosha tacsida Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqday halka aay taalo gogosha tacsida Madaxweynihii hore…
3 ilo
Xasan oo kadis ku tegay mid kamid ah wasaaradaha DF
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta kormeer shaqo oo kadis ah ku tegay Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Xukuumadda…
3 ilo
WAR DEG DEG AH: Duqeyn laga Fuliyay Gobolka Hiiraan
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka, ayaa 26-kii bishan Nofeembar howlgal qorsheysan…
2 ilo
Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed oo Ka Codsaday Taageero Nabadda iyo Amniga Finalka Koobka Barwaaqo
BAIDOA, Soomaaliya – Hoggaamiyaha Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nur (Aadan Madoobe), ayaa ku baaqay in dadka degaanka ay kor u qaadaan…