Puntland oo sheegtay in hubkii ka soo degay koonfurta Gaalkacyo loo waday dhankeeda

Puntland Post

BBC Somali
Warkasta waxay soo bandhigaysaa sawirro ka yimid ilo kala duwan, ka dibna hoos ayey u kala dhigaysaa halka warbixinnadu is taabtaan ama ku kala duwanaadaan.
Waxa hadda is beddelay7 warbixin
Puntland: Ciidamo aaday dhanka Galmudug
Ciidamo fadhigoodu ahaa xerada Barda-dheere ee waqooyiga Gaalkacyo ayaa xalay saqdii dhexe baneeyay xeradoodii, iyaga oo ku biiray ciidamada Danab… Sii akhri
Dabooliddu way ka gudubtay "Puntland oo shaacisay saraakiil ay ku qabatay xerada PSF ee Gaalkacyo".
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
7 sheekooyin · 2 ilo
Madaxtooyada Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in dowladda federaalka ay deegaannadeeda ku soo daabulayso hub iyo ciidan,… Sii akhri
Si kooban
Sawirka guud ee daboolidda
Waxa il walba ku dartay
Puntland Post
Puntland waxay sheegtay in hubkii ka soo degay koonfurta Gaalkacyo loo waday dhankeeda Madaxtooyada Puntland.
BBC Somali
Ugu yaraan hal qof oo rayid ah ayaa ku dhintay rasaasta.
Sababta ay muhiim u tahay
Goob kasta oo warbaahin ah ayaa hadda soo gudbinaysa faahfaahin kala duwan, mana jirto sheegasho uu il labaad xaqiijiyay; tirooyinka gaarka ah taxaddar ula akhri.
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Eeg waxa il walba ku darsatay, kadibna u gudub warbixinta asalka ah haddii aad rabto faahfaahin.
Madaxtooyada Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in dowladda federaalka ay deegaannadeeda ku soo daabulayso hub iyo ciidan,… Sii akhri
Puntland oo sheegtay in hubkii ka soo degay koonfurta Gaalkacyo loo waday dhankeeda
- Dagaal ayaa saaka lixdii subaxnimo ka bilowday waqooyiga magaalada Gaalkacyo, kaas oo u dhexeeya ciidamada Puntland iyo ciidamada PSF oo… Sii akhri
Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in maamulka Puntland aanu aqbali doonin jiritaanka ciidan kale oo ka howlgala deegaannada Puntland oo ka amar qaata hay'ad ka baxsan maamulka Puntland.
Maxaadan ka ogeyn Galkacyo? Puntland ma waxay qorsheyneysaa dagaal kale?
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
7 warbixin · 18:37 ilaa 04:25 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Puntland oo sheegtay in hubkii ka soo degay koonfurta Gaalkacyo loo waday dhankeeda
Madaxtooyada Puntland ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in dowladda federaalka ay deegaannadeeda ku soo daabulayso hub iyo ciidan,… Sii…
Akhri isha11 saac ka dib
Dagaal ka socda magaalada Gaalkacyo
Dagaal ayaa saaka lixdii subaxnimo ka bilowday waqooyiga magaalada Gaalkacyo, kaas oo u dhexeeya ciidamada Puntland iyo ciidamada PSF oo… Sii akhri
Akhri isha13 saac ka dib
Puntland oo la wareegtay xeradii PSF ee Gaalkacyo
Ciidamada Puntland ayaa goordhaweyd la wareegay xerada PSF ee ku taalla duleedka beri ee magaalada Gaalkacyo, taas oo saacadihii la… Sii akhri
Akhri isha14 saac ka dib
Puntland oo war ka soo saartay dagaalkii ka dhacay Gaalkacyo
Puntland ayaa sheegtay in ay magaalada Gaalkacyo ka fulisay howlgal lagu beegsaday goobo ay ku sugnaayeen maleeshiyaad hubaysan oo khatar… Sii akhri
Akhri isha17 saac ka dib
Maxaadan ka ogeyn Galkacyo? Puntland ma waxay qorsheyneysaa dagaal kale?
Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in maamulka Puntland aanu aqbali doonin jiritaanka ciidan kale oo ka howlgala deegaannada Puntland oo ka amar…
Akhri isha17 saac ka dib
Puntland oo shaacisay saraakiil ay ku qabatay xerada PSF ee Gaalkacyo
Puntland ayaa faahfaahin ka bixisay dagaalkii maanta ka dhacay duleedka berri magaalada Gaalkacyo ee u dhexeeyay ciidamdeeda iyo ciidamada PSF… Sii…
Akhri isha1 maalin ka dib
Puntland: Ciidamo aaday dhanka Galmudug
Ciidamo aaday dhanka Galmudug
Akhri ishaHabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 2
- Ilaha la adeegsaday
- Puntland Post, BBC Somali
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Sheekooyinka waxa lagu muujiyaa luqaddooda asalka ah haddii turjumaad kaydsan aysan jirin
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- In ka badan hal il oo Warka la socdo ayaa ku jirta kooxdan.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; marka taas dhacdo, soo koobidda AI-ga waa laga saaraa bogga, waxaana hadha oo kaliya warbixinta ilaha. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Daboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
4 ilo
DG Puntland oo sheegtay in Hay’adaha ammaanka ay ku raad joogaan Kooxdii dishay Ganacsade Haamey
Arbaco, 9, Sep 2026 {HMC} War hordhac ah oo kasoo baxay Dowlad-Goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay in Hay’adaha Ammaanka ay ku raad joogaan kooxdii…
3 ilo
Dowladda Soomaaliya oo Baaq Caalami ah ka Dirtay Khataraha Budhcad-badeedda
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay dib u soo noqoshada falalka budhcad-badeednimada ee ka socda xeebaha waqooyi-bari…
3 ilo
Ciidanka Xooga Dalka oo Fuliyay Howlgal Qorsheysan.
Axad 6, Sep 2026 {HMC} Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa hawlgallo qorshaysan ka sameeyay deegaanka Madax-maroodi ee Gobolka…
2 ilo
Faahfaahin ka soo baxaysa dagaal ka dhacay duleedka degmada Baardheere
09-(Jowhar)-Wararka ka imanaya degmada Baardheere ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in dagaalamayaasha Alshabaab ay weerar hoobiyaal ah ku soo qaadeen…
2 ilo
Duqeyn dhalisay khasaaro oo laga fuliyay deegaan ku yaalla duleedka Baydhabo
Baydhabo ( Raxanreeb Online) Wararka inaga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, ayaa sheegay in xalay diyaarado aan duuliye lahayn…