Puntland: Taliyihii saldhiga Jariiban oo la dilay

Waxa hadda is beddelay3 warbixin
Puntland: Qisaas lagu fuliyay nin lagu helay dilkii taliye Guuleed
Degmada Jariiban waxaa saaka dil toogasho ah lagu fuliyay Ibraahim Axmed Kooshin oo lagu helay in uu dilay taliyihii saldhiga… Sii akhri
Dabooliddu way ka gudubtay "Nin ku eedeysan dilka taliye Guuleed oo la qabtay".
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
3 maqaal · 1 ilo
Wararka ka imanaya degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in caawa halkaas lagu dilay taliyihii saldhiga booliska degmadaas Gaanshaanle… Sii akhri
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
3 warbixin · 22:24 ilaa 06:19 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Puntland: Taliyihii saldhiga Jariiban oo la dilay
Taliyihii saldhiga booliska degmada Jariiban Gaanshaanle Guuleed Kadleeye ayaa la dilay.
Akhri isha3 saac ka dib
Jariiban: Nin ku eedeysan dilka taliye Guuleed oo la qabtay
Ciidanka Booliska Puntland ayaa gacanta ku dhigay Ibraahim Axmed Kooshin oo lagu eedeeyay dilka…
Akhri isha1 maalin ka dib
Puntland: Qisaas lagu fuliyay nin lagu helay dilkii taliye Guuleed
Degmada Jariiban waxaa saaka dil toogasho ah lagu fuliyay Ibraahim Axmed Kooshin oo lagu helay i…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
1 il
Wariye Shucayb Daad oo lagu xiray Boosaaso
Laamaha amniga Puntland ayaa maanta magaalada Boosaaso ku xiray wariye Shubayb Daad Maxamuud oo ka mid ahaa wariyayasha ka howlgala… Sii akhri
2 ilo
PSF oo sheegtay inay ka tirsan tahay Ciidanka Xoogga Dalka iyo Puntland oo war kasoo saartayoo hawlgalkeedii Laag
War saxaafadeed lagu daabacay boggaga Facebook ee Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, ayaa lagu eedeyay dowladda federaalka Soomaaliya…
1 il
Puntland: Dowladda Federaalka waxay hub soo gelisay Gaalkacyo
Puntland ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay hub soo gelisay magaalada Gaalkacyo, kaas oo ay tilmaantay in lagu khalkhal… Sii akhri
1 il
Hawlgal ka dhan ah Khawaarijta oo Shabeelaha hoose laga fuliyey
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay degaano hoostaga magaalada Sablaale ee gobolka Shabeellaha hoose.
1 il
Puntland oo digniin adag u dirtay Galmudug
Puntland ayaa si adag uga digtay in saanad iyo ciidan lagu dhibaataynayo deegaannadeeda ay soo maraan garoomada iyo dhulka uu… Sii akhri