Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Qaabilay Danjiraha Sacuudiga, Kana Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal

Shabelle Media

Jowhar
Warkasta waxay soo bandhigaysaa sawirro ka yimid ilo kala duwan, ka dibna hoos ayey u kala dhigaysaa halka warbixinnadu is taabtaan ama ku kala duwanaadaan.
Waxa hadda is beddelay2 warbixin
Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Qaabilay Danjiraha Sacuudiga, Kana Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal
MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed…
Shabelle Media ayaa ku biirtay daboolidda sheekadan.
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
2 maqaal · 2 ilo
MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada Sacuudiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Axmed Bin Maxammed Al-Muwalad, waxa ayna ka wada hadleen xoojinta xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya labada dal. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka istiraatiijiga ah ee ka dhexeeya Jamhuuriyadda Federaalka
Si kooban
Sawirka guud ee daboolidda
Sababta ay muhiim u tahay
Ilaha 2 ee kooxdan waxay daabaceen qoraal isku mid ah. Warbixintu waxay ka timid hal il oo asal ah; xaqiijin madax-bannaan weli lama helin.
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Eeg waxa il walba ku darsatay, kadibna u gudub warbixinta asalka ah haddii aad rabto faahfaahin.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka istiraatiijiga ah ee Soomaaliya iyo Sacuudiga.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Sacuudiga
- Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa uga mahadceliyay Sacuudiga taageerada joogtada ah ee ay siiso shacabka Soomaaliyeed.
Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka istiraatiijiga ah ee Soomaaliya iyo Sacuudiga.
Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Qaabilay Danjiraha Sacuudiga, Kana Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal
- Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa uga mahadceliyay Sacuudiga taageerada joogtada ah ee ay siiso shacabka Soomaaliyeed.
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
2 warbixin · 18:16 ilaa 08:11 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Sacuudiga
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Sacuudiga…
Akhri isha14 saac ka dib
Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Qaabilay Danjiraha Sacuudiga, Kana Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Sa…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
2 ilo
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo seddax maalmood ah hoos u dhigtay Calanka Soomaaliya
Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa lafarayaa dhammaan Hay’adaha…
3 ilo
Dhiirrigelin iyo Qiimeyn Amni oo Wasiirka Gaashaandhigu ku sameeyay Ceeldheer
(Ceeldheer, 05/07/2026) – Waxaan maanta halkaan ku joognaa degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kormeer shaqo ku yimid Wasiirka…
2 ilo
Muxuu daaran yahay safarka guddoomiye Sacdiya Salaad ee Baydhabo.
Guddoomiyaha KMG ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar iyo…
3 ilo
Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo
Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu dabaaldagayo maalinta Qaran ee 1-da Luuliyo oo ku asteysan Midowga dalka iyo xoriyadda…
3 ilo
Madaxda Dowladda Federalka ah ee Somalia oo gaarey Baydhabo.
Madaxweynaha Dowladda Federalka ah ee Somalia Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Somalia Xamse Cabdi…