𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐭𝐢𝐢𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐦𝐮𝐝𝐧𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧

Horseed Media

Jowhar
Warkasta waxay soo bandhigaysaa sawirro ka yimid ilo kala duwan, ka dibna hoos ayey u kala dhigaysaa halka warbixinnadu is taabtaan ama ku kala duwanaadaan.
Waxa hadda is beddelay5 warbixin
Ra’iisul Wasaare Xamse oo daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee DFS.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u…
Horseed Media ayaa ku biirtay daboolidda sheekadan.
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
5 maqaal · 5 ilo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u furay bilowga Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare ee Sannadka 2026 iyo Gunaanadka Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Dugsiga Dhexe ee dalka. Ra’iisul Wasaare Xamsa, ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay maalgashi xooggan ku sameysay waxbarashada iyada ko juhdi iyo
Si kooban
Sawirka guud ee daboolidda
Sababta ay muhiim u tahay
Ilaha 5 ee kooxdan waxay daabaceen qoraal isku mid ah. Warbixintu waxay ka timid hal il oo asal ah; xaqiijin madax-bannaan weli lama helin.
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Eeg waxa il walba ku darsatay, kadibna u gudub warbixinta asalka ah haddii aad rabto faahfaahin.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku bogaadiyay macallimiinta, maamullada dugsiyada iyo ardayda dadaalka ay muujiyeen.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si rasmi ah u furay imtixaanka qaranka
- Imtixaankani wuxuu ka mid yahay tiirarka ugu muhiimsan ee Xukuumadda DanQaran, iyadoo waxbarashadu ay tahay halbeegga casriyeynta iyo dhismaha awoodda qaranka.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay maalgashi xooggan ku sameysay waxbarashada.
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐭𝐢𝐢𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐦𝐮𝐝𝐧𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧
- Himilooyinka Qarni-jirka ah ee Xukuumadda DanQaran iyo Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee NTP ayaa tiir dhexaad u ah horumarinta tayada waxbarashada.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay maalgashi xooggan ku sameysay waxbarashada.
Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Si Rasmi Ah U Furay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare
- Xukuumadda DanQaran iyo Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) ayaa ah tiir-dhexaad u ah horumarinta tayada waxbarashada dalka.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay maalgashi xooggan ku sameysay waxbarashada.
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daahfurey imtixaanka fasalada shahaadiga dugsiga sare
- Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiga Sare iyo gunaanadka Imtixaanka Fasalka 8-aad ayaa la daahfuray.
Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa sheegay in Xukuumadda DanQaran ay maalgashi xooggan ku sameysay waxbarashada.
Ra’iisul Wasaare Xamse oo daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee DFS.
- Xukuumadda DanQaran iyo Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP) ayaa tiir-dhexaad u ah horumarinta tayada waxbarashada dalka.
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
5 warbixin · 07:55 ilaa 12:09 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si rasmi ah u furay imtixaanka qaranka
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa si rasmi ah u furay imtixaanka qaranka ee dugsiyada sare…
Akhri isha39 daqiiqo ka dib
𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐮 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐤𝐚 𝐦𝐢𝐝 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐭𝐢𝐢𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐮𝐠𝐮 𝐦𝐮𝐝𝐧𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre…
Akhri isha46 daqiiqo ka dib
Ra’iisul Wasaare Xamsa Oo Si Rasmi Ah U Furay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah u furay imtixaanka shahaadiga ah ee d…
Akhri isha1 saac ka dib
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daahfurey imtixaanka fasalada shahaadiga dugsiga sare
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah u furay imtixaanka shahaadiga ah ee D…
Akhri isha4 saac ka dib
Ra’iisul Wasaare Xamse oo daahfuray imtixaanka shahaadiga ah ee DFS.
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah u furay imtixaanka shahaadiga ah ee d…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
3 ilo
Muqdisho oo si weyn looga xusayo 1-da Luuliyo
Magaalada Muqdisho waxaa ka socota munaasabad weyn oo loogu dabaaldagayo maalinta Qaran ee 1-da Luuliyo oo ku asteysan Midowga dalka iyo xoriyadda…
2 ilo
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo seddax maalmood ah hoos u dhigtay Calanka Soomaaliya
Iyada oo la fulinayo Amarka Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa lafarayaa dhammaan Hay’adaha…
1 il
15 Heshiis Caalami ah oo Soomaaliya Hal Mar Ku Diiwaangelisay Arrimaha Badaha
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa safar shaqo oo London iyo Istanbul ah ku gaartay guul taariikhi ah, iyadoo 15 heshiis oo caalami ah oo la xiriira…
3 ilo
Dhiirrigelin iyo Qiimeyn Amni oo Wasiirka Gaashaandhigu ku sameeyay Ceeldheer
(Ceeldheer, 05/07/2026) – Waxaan maanta halkaan ku joognaa degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kormeer shaqo ku yimid Wasiirka…
1 il
Madaxweynaha oo si rasmi ah u xarig jaraya dib u howlgelinta xarunta dhexe ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka ah ee Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u xarig jaraya dib u howlgelinta…