Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Ku noqo Isbarbardhigga
2 sourcesEarly coverage5 May 2026generalsomalia

Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya oo lagu sagootiyay Muqdisho

SO
Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya oo lagu sagootiyay Muqdisho
Shabelle Media2 ilo
Sawir laga soo qaatay mid ka mid ah warbixinnada ilaha · Shabelle Media · Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya oo lagu sagootiyay Muqdisho

Warbixinta kooban

Hal akhris oo mideysan

2 maqaal · 2 ilo

Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Maxamed Ibraahim Yuusuf, oo booqasho sagootin ah ku yimid kadib dhammaadka muddadii uu ahaa Safiirka Jamhuuriyadda Jabuuti u fadhiya Soomaaliya. Wasiirka ayaa uga mahadceliyay Danjiraha doorkii uu ka qaatay xoojinta xiriirka walaaltinimo ee ka dhexeeya Soomaaliya […]

Iluhu waxay isku raaceen

  • 2 ilo ayaa daboolaya isla dhacdada guud.

Halka dabooliddu ku kala duwan tahay

  • Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Maxamed Ibraahim Yuusuf, oo…
  • Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirkii…

Waxa il walba ku darsatay

Shabelle Media12:20

Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Maxamed Ibraahim Yuusuf, oo…

    Akhri isha
    Somali National TV13:05

    Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirkii…

      Akhri isha

      Jadwalka daboolidda

      Shabelle Media

      Safiirka Jabuuti u fadhiya Soomaaliya oo lagu sagootiyay Muqdisho

      Akhri
      Somali National TV

      Wasiirka arrimaha dibadda oo qaabilay Danjiraha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Jabuuti

      Akhri