Soomaaliya oo nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga ka guddoontay safiirka cusub ee Cumaan
Warka si kooban
20 ilbiriqsiWaxa dhacay
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga danjirenimo safiirka cusub ee Dowladda Saldanadda Cumaan u soo magacawday Soomaaliya, Saalim bin Xabiib Al-Cumeyri.
Sida ay sheegtay Shabelle Media ↗- Ilaha
- 2
- Warbixinnada
- 2
- Luqadaha ilaha
- Soomaali
- Isku ekaanshaha
- Isku ekaansho qayb ah
Tirada warbixinnadu ma aha tirada xaqiijinta madax-bannaan.
Faahfaahin iyo su’aalaha furan
Si kooban
Sawirka guud ee daboolidda
Xusuusin ku saabsan ilaha
Ilaha 2 ee kooxdan waxay daabaceen qoraal isku mid ah. Warbixintu waxay ka timid hal il oo asal ah; xaqiijin madax-bannaan weli lama helin.
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Warbixinta ugu dambeysay ee il kasta. Fur warbixinnadii hore si aad u raacdo dabooliddeeda.
1 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay · 25 Oktoobar 2026 07:13 UTC
Soomaaliya oo nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga ka guddoontay safiirka cusub ee Cumaan
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa soo dhoweeyay safiirka cusub.
1 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay · 24 Oktoobar 2026 20:00 UTC
Sawirro: Cumaan oo 36 sano kadib dib u furtay safaaraddeeda Muqdisho
Dib u furista safaaradda ayaa muujineysa kalsoonida xooggan ee dowladda Cumaan ay ku qabto Soomaaliya.
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
24 Oktoobar 2026 20:00 – 25 Oktoobar 2026 07:13 · UTC
Warbixinnada ugu dambeeyay ayaa horreeya. Waqtiyadu waa UTC.
11 saac ka dib
Soomaaliya oo nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga ka guddoontay safiirka cusub ee Cumaan
Soomaaliya ayaa nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga ka guddoontay safiirka cusub ee Cumaan, Saal…
Akhri ishaWarbixintii ugu horreysay
Sawirro: Cumaan oo 36 sano kadib dib u furtay safaaraddeeda Muqdisho
Cumaan ayaa dib u furtay safaaraddeeda magaalada Muqdisho 36 sano kadib, sida ay werisay Wasaara…
Akhri isha

HabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 2
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online, Shabelle Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Sheekooyinka waxa lagu muujiyaa luqaddooda asalka ah haddii turjumaad kaydsan aysan jirin
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- In ka badan hal il oo Warka la socdo ayaa ku jirta kooxdan.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; marka taas dhacdo, soo koobidda AI-ga waa laga saaraa bogga, waxaana hadha oo kaliya warbixinta ilaha. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Daboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
3 ilo
Farmaajo oo maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed C abdullahi Farmaajo ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Muqdisho.
2 ilo
Soomaaliya iyo Uganda oo Muqdisho ku qabanaya shirka Guddiga Joogtada ah ee Wadajirka ah
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Uganda, Danjire Fardowso Maxamed Khanyare, ayaa soo dhaweysay wafdi ka socda dowladda iyo ganacsatada Uganda…
3 ilo
Daboolidda: Garoonka Aadan Cadde
MUQDISHO, Soomaaliya — Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kormeer ku tagay…
3 ilo
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo qaabilay Danjiraha cusub ee Turkiga u fadhiya Soomaaliya
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha…
3 ilo
Soomaaliya oo la wareegtay hanaanka tikidhada caalamiga ah ee IATA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa si rasmi ah magaalada Muqdisho uga daahfuray hanaanka tikidhada caalamiga…