Taliyaha Taakuleynta XDS iyo Taliyaha TURKSOM oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Ciidanka

Waxa hadda is beddelay2 warbixin
Taliyaha Taakuleynta XDS iyo Taliyaha TURKSOM oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Ciidanka
MUQDISHO, Soomaaliya – Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Maxamed Maxamuud Xuseen (Garabey), ayaa xarunta Taliska Taakuleynta ku qaabilay Taliyaha Dugsiga…
Dabooliddu way ka gudubtay "Taliyaha Qaybta Loojistikada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, Taliyah…".
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
2 maqaal · 1 ilo
MUQDISHO, Soomaaliya – Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Maxamed Maxamuud Xuseen (Garabey), ayaa xarunta Taliska Taakuleynta ku qaabilay Taliyaha Dugsiga Tababarada ee TURKSOM, Jeneraal Sabahattin Kalkan. Kulanka labada taliye ayaa diiradda lagu saaray sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeynta iyo iskaashiga u dhexeeya Taliska Taakuleynta XDS iyo Dugsiga Tababarada ee
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
2 warbixin · 06:45 ilaa 06:46 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Taliyaha Qaybta Loojistikada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, Taliyaha Tababarka TURKSOM oo ka wada hadlay Iskaashiga La Xoojiyay
Taliyaha Qaybta Loojistikada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya, Taliyaha Tababarka TURKSOM oo…
Akhri isha1 daqiiqo ka dib
Taliyaha Taakuleynta XDS iyo Taliyaha TURKSOM oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Ciidanka
Taliyaha Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Maxamed Maxamuud Xuseen…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
3 ilo
Dhiirrigelin iyo Qiimeyn Amni oo Wasiirka Gaashaandhigu ku sameeyay Ceeldheer
(Ceeldheer, 05/07/2026) – Waxaan maanta halkaan ku joognaa degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, halkaas oo uu kormeer shaqo ku yimid Wasiirka…
1 il
Taliyaha Ciidanka Turkiga oo Soo Gaalay Soomaaliya Xilli Ay Socdaan Wadahadallo Xasaasi Ah oo Dowladda iyo Mucaaradka
Muqdisho (WDN) – Soo gaarista Taliyaha Ciidamada Dhulka Turkiga, Janaraal Metin Tokel, Muqdisho booqasho rasmi ah oo milatari ah ayaa soo jiidatay…
1 il
Gen. Jimcaale oo yimid Garoowe
Taliyaha ciidamada Danab Gen. Jimcaale Jaamac Takar ayaa caawa soo gaaray magaalada Garoowe, kaddib markii xubno ka tirsan guddiga dhexdhexaadinayay……
2 ilo
Axmed Madoobe oo la kulmay Suldaan Garaase
Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa kulan la yeeshay Suldaan Siciid Maxamed Garaase oo ka mid ah isimada… Sii akhri
1 il
Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta oo kulan la qaatay Wasiirro iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Galmudug
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala…