Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Ku noqo Isbarbardhigga
3 sourcesModerate agreement10 May 2026generalsomalia

Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeyb Gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee ITF

SO
Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgashay Shirweynaha ITF ee Jarmalka
Shabelle Media3 ilo
Sawir laga soo qaatay mid ka mid ah warbixinnada ilaha · Shabelle Media · Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeyb Gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee ITF

Warbixinta kooban

Hal akhris oo mideysan

3 maqaal · 3 ilo

Magaalada Leipzig ee dalka Jarmalka ayaa lagu soo gabagabeeyay Shirweynaha Sanadlaha ah ee Madasha Caalamiga ah ee Arrimaha Gaadiidka (International Transport Forum – ITF), oo qabsoomay intii u dhexeysay 6-da illaa 8-da May, waxaana markii ugu horreysay ka qeyb gashay Soomaaliya tan iyo markii la aasaasay madashan caalamiga ah. Soomaaliya waxaa shirkan ku matalayay Agaasimaha […]

Iluhu waxay isku raaceen

  • 3 ilo ayaa daboolaya isla dhacdada guud.

Halka dabooliddu ku kala duwan tahay

  • Magaalada Leipzig ee dalka Jarmalka ayaa lagu soo gabagabeeyay Shirweynaha Sanadlaha ah ee Madasha Caalamiga ah ee Arrimaha Gaadiidka (International Transport Forum – ITF), oo…
  • Leipzig – Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qeybgashay Shirweynaha Sanadlaha ah ee Madasha Caalamiga ah ee Arrimaha Gaadiidka, International Transport Forum (ITF),…
  • Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

Waxa il walba ku darsatay

Somali National TV12:02

Magaalada Leipzig ee dalka Jarmalka ayaa lagu soo gabagabeeyay Shirweynaha Sanadlaha ah ee Madasha Caalamiga ah ee Arrimaha Gaadiidka (International Transport Forum – ITF), oo…

    Akhri isha
    Shabelle Media13:43

    Leipzig – Dowladda Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay ka qeybgashay Shirweynaha Sanadlaha ah ee Madasha Caalamiga ah ee Arrimaha Gaadiidka, International Transport Forum (ITF),…

      Akhri isha
      Radio Dalsan14:03

      Soomaaliya oo taariikhda ku qortay markii ugu horreysay ka qaybgalka Shirka ITF ee Jarmalka. Agaasimaha Guud Cumar Afrax: “Madasha ayaa na ku casuuntay xubin buuxda.”

        Akhri isha

        Jadwalka daboolidda

        Somali National TV

        Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeyb Gashay Shirweynaha Caalamiga ah ee ITF

        Akhri
        Shabelle Media

        Soomaaliya oo Markii Ugu Horreysay Ka Qeybgashay Shirweynaha ITF ee Jarmalka

        Akhri
        Radio Dalsan

        Soomaaliya oo taariikhdii ugu horeysay ka qayb gashay shirka ITF

        Akhri