Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Ku noqo Isbarbardhigga
8 sourcesIsku ekaansho qayb ah19 May 2026generalsomalia

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya

SO
Xarun casri ah oo shaqo-abuur loogu sameynayo dhallinyarada Soomaaliyeed oo Muqdisho laga furayo

Shabelle Media

Mucaaradka oo walaac ka muujiyay xaaladda dalka kadib tallaabadii Midowga Yurub

Caasimada Online

Sawirro ilo kala duwan8 ilo

Warkasta waxay soo bandhigaysaa sawirro ka yimid ilo kala duwan, ka dibna hoos ayey u kala dhigaysaa halka warbixinnadu is taabtaan ama ku kala duwanaadaan.

Sawirro laga soo qaatay warbixinnada ilaha · Shabelle Media / Caasimada Online · Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya

Warbixinta kooban

Hal akhris oo mideysan

91 maqaal · 8 ilo

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya, Mudane Pier Daccò Coppi, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Talyaaniga. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray mashaariic horumarineed oo ay dowladda Talyaaniga ka […]

Waxa warbixinnadu wada taabanayaan

  • 8 ilo ayaa ka warramaya dhacdo isku xiran.

Waxa ku kala duwan

  • Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in dalka uu galay marxalad siyaasadeed cusub oo ku dhisan hirgelinta doorasho qof iyo cod ah, kadib warsaxaafadeed…
  • MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya,…
  • Kulamadii ka socdey Xayndaabka Xalane ee u dhexeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Golaha…
  • Kulankii 3aad ee Xalane uga socday Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya aya…
  • Muqdisho (Caasimada Online) – Wakiillada beesha caalamka ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Golaha Samatabixinta Soomaaliyeed, xilli ay weli taagan tahay xiisadda siyaasadeed ee…

Sababta ay muhiim u tahay

Arrintani waxay muhiim u tahay sababtoo ah awoodda amniga dhijitaalka ah, tababarka shaqaalaha, iyo ilaalinta xogta ayaa noqday qayb muhiim ah oo ka mid ah adeegyada dowladda iyo kalsoonida dadweynaha. Haddii hay’adaha si cad u dhisaan xirfadahaas, waxay ka caawin kartaa in adeegyada casriga ah loo maareeyo si ammaan iyo hufnaan leh.

Kaararka ilaha

Warbixinnada dhinac-dhinac

Eeg waxa il walba ku darsatay, kadibna u gudub warbixinta asalka ah haddii aad rabto faahfaahin.

Goobjoog Somali09:39

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in dalka uu galay marxalad siyaasadeed cusub oo ku dhisan hirgelinta doorasho qof iyo cod ah, kadib warsaxaafadeed…

Soomaaliya Oo Gashay Marxalad Cusub Kadib Dhammaadka Muddo-Xileedka Dowladda

  • Wadahadallo ayaa socda u dhaxeeya madaxda dowladda iyo siyaasiyiinta mucaaradka.
Akhri isha
Shabelle Media11:03

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya,…

Midowga Yurub oo rajo ka muujiyay wada-hadallada dowladda iyo mucaaradka Soomaaliya

  • Safiirka Midowga Yurub, Francesco Di Mauro, ayaa sheegay in Soomaaliya ay galeyso marxalad siyaasadeed oo cusub.
Akhri isha
Horseed Media11:25

Kulanka ayaa socday seddex maalin iyadoo dhinacyadu doodo adag lahaayeen.

Kulamadii ka socdey Muqdisho oo fashil ku soo dhammaaday.

  • Mucaaradka ayaa ku metelayey Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Saciid Cabdullaahi Deni.
Akhri isha
Jowhar12:25

Kulanka ayaa ahaa kii ugu waqtiga yaraa, waxaana ka qaybgalay Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha Puntland Siciid Deni.

Shirkii Xalane uga socday dowladda iyo mucaaradka oo lagu kala tagay

  • Dhinacyada siyaasadda Soomaalidu mar kale waxay ku guuldaraysteen inay gaaraan heshiis.
Akhri isha
Caasimada Online12:50

Muqdisho (Caasimada Online) – Wakiillada beesha caalamka ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay Golaha Samatabixinta Soomaaliyeed, xilli ay weli taagan tahay xiisadda siyaasadeed ee…

Golaha Mustaqbalka oo war cusub kaso saaray qabsoomida banaanbaxa Muqdisho

  • Madasha Samatabixinta ayaa go'aansatay in dib loo dhigo bannaanbaxa si fursad loo siiyo wada-hadallo u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka.
Akhri isha
Puntland Post16:40

Dowladda Federaalka ayaa la yeelatay wadahadallo xubno ka mid ah mucaaradka, laakiin aragtiyadooda ayaa ka hor imaanaya xuquuqda muwaadinka.

DFS oo sheegtay in ay fashilmeen wadahadaladii Xalane

  • Dowladdu waxay ku dhawaaqday in dalka ay ka qabsoomi doonto doorasho qof iyo cod ah, xor iyo xalaal ah.
Akhri isha

Jadwalka daboolidda

Sida sheekadu isu beddeshay

91 warbixin · 09:39 ilaa 11:28 UTC

Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.

Warbixintii ugu horreysay

Goobjoog SomaliBilowga daboolidda

Soomaaliya Oo Gashay Marxalad Cusub Kadib Dhammaadka Muddo-Xileedka Dowladda

Maanta oo taariikhdu tahay 15-ka May ayaa si rasmi ah u dhammaanaya muddo-xileedka afarta sano e…

Akhri isha

1 saac ka dib

Shabelle MediaIl kale ayaa ku biirtay

Midowga Yurub oo rajo ka muujiyay wada-hadallada dowladda iyo mucaaradka Soomaaliya

Midowga Yurub ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay wada-hadallada dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka…

Akhri isha

2 saac ka dib

Goobjoog SomaliIl kale ayaa ku biirtay

Midowga Yurub oo rajo ka muujiyay heshiis doorasho oo Soomaaliya laga gaaro

Diblumaasiyiin Caalami ah ayaa rajo ka muujiyay in maanta laga gaaro heshiis ku saabsan hannaank…

Akhri isha

2 saac ka dib

Horseed MediaIl kale ayaa ku biirtay

Kulamadii ka socdey Muqdisho oo fashil ku soo dhammaaday.

Kulamadii ka socdey Xayndaabka Xalane ee u dhexeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Golaha…

Akhri isha

3 saac ka dib

JowharIl kale ayaa ku biirtay

Shirkii Xalane uga socday dowladda iyo mucaaradka oo lagu kala tagay

Kulankii 3aad ee Xalane uga socday Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya aya…

Akhri isha

3 saac ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

Golaha Mustaqbalka oo war cusub kaso saaray qabsoomida banaanbaxa Muqdisho

Siyaasiyiinta mucaaradka ayaa ku dhawaaqay in dib loo dhigay bannaanbixii la qorsheeyey inuu ka…

Akhri isha

4 saac ka dib

Shabelle MediaIl kale ayaa ku biirtay

Shirkii Dowladda iyo Mucaaradka oo fashil ku soo dhammaaday

Shirkii Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka oo ka dhacay Muqdisho ayaa fashil ku soo d…

Akhri isha

5 saac ka dib

Horseed MediaIl kale ayaa ku biirtay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay inuusan ka laabanayn doorasho CQ.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inuusan ka laabanayn go'aankiisii hirgelinta doora…

Akhri isha

6 saac ka dib

Goobjoog SomaliIl kale ayaa ku biirtay

DEG DEG: Dowladda Federaalka oo ku dhawaaqday in Soomaaliya ay galayso doorasho qof iyo cod ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dalka uu galay doorasho qof iyo cod ah.

Akhri isha

6 saac ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

Wada-hadalladii Xalane oo fashilmay iyo DF oo ku dhawaaqday in dalku galay…

Wada-hadalladii u dhaxeeyay Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Golaha Mustaqbalka ayaa k…

Akhri isha

7 saac ka dib

Puntland PostIl kale ayaa ku biirtay

DFS oo sheegtay in ay fashilmeen wadahadaladii Xalane

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in wadahadaladii ka socday xerada Xalane ee Muqdish…

Akhri isha

9 saac ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

DEG DEG: Golaha Mustaqbalka oo Xasan Sheekh u aqoonsaday madaxweyne hore

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa Xasan Sheekh u aqoonsaday madaxweyne hore kadib fashilka wa…

Akhri isha

9 saac ka dib

Horseed MediaIl kale ayaa ku biirtay

Golaha Mustaqbalka oo war ka soo saaray fashilka shirkii Xalane.

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu fashiliyey w…

Akhri isha

11 saac ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

Daawo: Shariif: “Xasan Sheekh wuxuu taagan yahay meeshii uu ku dhiman lahaa”

Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa hanjabaad dhimasho u diray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, is…

Akhri isha

18 saac ka dib

Goobjoog SomaliIl kale ayaa ku biirtay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in muddo-xileedka dawladdu uu ku egyahay 2027 iyo mucaaradka oo billaabay adeegsiga erayga “Madaxweyne Hore”

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in muddo-xileedka dowladda federaalka uu ku egyaha…

Akhri isha

20 saac ka dib

Shabelle MediaIl kale ayaa ku biirtay

Madaxweyne Farmaajo oo ka digay xaalad siyaasadeed oo halis ah

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka digay xaalad siyaasadeed o…

Akhri isha

20 saac ka dib

Shabelle MediaIl kale ayaa ku biirtay

Dowladda Federaalka oo ku dhawaaqday muddo kororsi hal sano ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in muddo xileedkeedu uu ku egyahay 15-ka May 2…

Akhri isha

21 saac ka dib

Shabelle MediaIl kale ayaa ku biirtay

Madaxweyne Deni oo ka digay muddo kororsiga dowladda

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka digay khilaafka siyaasad…

Akhri isha

21 saac ka dib

Shabelle MediaIl kale ayaa ku biirtay

Xasan Cali Kheyre oo dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay badbaadada dalka

Xasan Cali Kheyre ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed ugu baaqay inay u istaagaan badbaadada dalka xi…

Akhri isha

21 saac ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

Farmaajo oo shaaca ka qaaday in dalku galay marxalad halis ah

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa sheegay in dalku galay marxal…

Akhri isha

22 saac ka dib

Puntland PostIl kale ayaa ku biirtay

Xasan Sheekh: Muddo xileedka Dowladda Federaalka waa 5 sano

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa sheegay in muddo xileedka dowlad…

Akhri isha

2 maalin ka dib

Horseed MediaIl kale ayaa ku biirtay

Turjumaad ayaa la diyaarinayaa

Xafiiska siyaasadda QM ee Somalia ayaa shaaciyay in Soomaaliya gashay marxalad kala guur ah kadi…

Akhri isha

2 maalin ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

Xog: Madaxweyne Xasan oo mushaarka u kordhinaya Ciidamada Qalabka Sida

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheyneysa inay kordhiso mushaarka Ciidamada Qalabka Sida…

Akhri isha

2 maalin ka dib

Horseed MediaIl kale ayaa ku biirtay

Beesha caalamka oo markale kulminaysa hoggaamiyayaasha siyaasadda.

Beesha caalamka ayaa qorsheynaysa inay kulmiyaan hoggaamiyayaasha siyaasadda Soomaaliya intii u…

Akhri isha

2 maalin ka dib

Puntland PostIl kale ayaa ku biirtay

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ka hadlay dastuurka iyo doorashooyinka

Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa ka hadlay dastuurka cusub iyo doorashooyinka qof iyo cod, iyad…

Akhri isha

2 maalin ka dib

Shabelle MediaIl kale ayaa ku biirtay

IGAD oo ku baaqday in la sii wado wadahadalka mucaraadka dowlada feraalka Soomaaliya

IGAD ayaa ku baaqday in la sii wado wadahadalka mucaraadka dowladda Federaalka Soomaaliya kadib…

Akhri isha

2 maalin ka dib

JowharIl kale ayaa ku biirtay

IGAD oo amrtay in dib loogu laabto wada-hadaladii Xalane, heshiisna laga gaaro doorashada

IGAD ayaa ku baaqday in dhinacyada Soomaalida ay heshiis gaaran si loo xalliyo khilaafaadka hara…

Akhri isha

2 maalin ka dib

Somali National TVIl kale ayaa ku biirtay

Ururadii ka qeyb galay Doorashadii K/Galbeed oo isbaheysi siyaasadeed sameystay

Ururada siyaasadeed ee ka qeyb galay doorashadii Koonfur Galbeed ayaa sameystay isbaheysi siyaas…

Akhri isha

2 maalin ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

Midowga Afrika oo dharbaaxo siyaasadeed ku dhufatay mucaaradka Soomaaliya

Guddiga Midowga Afrika ayaa walaac ka muujiyey in wada-hadalladii u dhexeeyey Dowladda Federaalk…

Akhri isha

2 maalin ka dib

Goobjoog SomaliIl kale ayaa ku biirtay

IGAD Oo Ku Baaqday In La Sii Wado Wadahadallada Siyaasadeed Ee Soomaaliya

Ururka IGAD ayaa ku baaqay in la sii wado wadahadallada siyaasadeed ee dowladda Federaalka Sooma…

Akhri isha

2 maalin ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

Xog: Golaha Wasiirrada DF oo yeelanaya shir deg-deg ah oo lagu dhaqan-gelinayo…

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanaya shir aan caadi ahayn oo…

Akhri isha

2 maalin ka dib

Horseed MediaIl kale ayaa ku biirtay

IGAD oo ku cadaadinaysa DFS iyo mucaaradka inay heshiis gaaraan.

Urur goboleedka IGAD ayaa ku cadaadinaya madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka i…

Akhri isha

2 maalin ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

Wasiir Fiqi oo Saciid Deni ku eedeeyay qiyaano qaran

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa eedeeyay Saciid Cabdullaahi Deni i…

Akhri isha

2 maalin ka dib

JowharIl kale ayaa ku biirtay

Madaxweyne Xasan oo warqadaha ka gudoomay Safiirka dalka Jabuuti

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay…

Akhri isha

2 maalin ka dib

Somali National TVIl kale ayaa ku biirtay

MADAXWEYNAHA JFS OO WARQADAHA AQOONSIGA DANJIRENIMO KA GUDDOOMAY SAFIIRKA CUSUB EE JABUUTI

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay…

Akhri isha

2 maalin ka dib

Shabelle MediaIl kale ayaa ku biirtay

Madaxweynaha Xasan Sheekh oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Jabuuti

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Saf…

Akhri isha

2 maalin ka dib

Horseed MediaIl kale ayaa ku biirtay

Madaxweyne Xasan Sheekh oo siiwata shaqa maalmeedkiisa.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddooma…

Akhri isha

2 maalin ka dib

Goobjoog SomaliIl kale ayaa ku biirtay

Madaxweyne Xasan oo warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub Jabuuti

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay…

Akhri isha

2 maalin ka dib

Goobjoog SomaliIl kale ayaa ku biirtay

Golaha Wasiirrada oo bilaabay qorshaha hirgelinta Dastuurka 2026–2029

Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa bilaabay qorshaha hirgelinta Dastuurka 2026-2029.

Akhri isha

2 maalin ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

Golaha Wasiirada DF oo ku dhawaaqay go’aan xasaasi ah xilli mucaaradka ay…

Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay qorshe hirgelin ah oo ku saabsan Dastuurka Jamhuu…

Akhri isha

2 maalin ka dib

Somali National TVIl kale ayaa ku biirtay

Wasiirka Cadaaladda oo furay tababar aqoon kororsi oo loo qabtay saraakiisha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Wasiirka Cadaaladda, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa furay tababar aqoon kororsi ah oo loog…

Akhri isha

2 maalin ka dib

Horseed MediaIl kale ayaa ku biirtay

Xukuumadda Somalia oo ka dooddey hirgelinta dastuurka cusub.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka dooday hirgelint…

Akhri isha

2 maalin ka dib

Shabelle MediaIl kale ayaa ku biirtay

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka oo kulan la yeelatay Ergayga Madaxweynaha uqabilsan Xasillinta Rayidka

Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed, Maryam Qaasim, ayaa kulan la yeelat…

Akhri isha

2 maalin ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

Xasan oo farriin siyaasadeed u diray mucaaradka kadib markii…

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa farriin siyaasadeed u diray mucaaradka isag…

Akhri isha

2 maalin ka dib

JowharIl kale ayaa ku biirtay

Wasiir Ayuub oo ka qeyb galay Madasha Caalamiga ah ee Magaalooyinka Adduunka en Baku

Wasiirka Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya Ayub Ismail Yusuf ayaa ka qayb gal…

Akhri isha

2 maalin ka dib

Horseed MediaIl kale ayaa ku biirtay

Safiirkii hore ee Turkiga oo sheegay in Soomaaliya ay gashay xaalad siyaasadeed oo khatar ah

Safiirkii hore ee Turkiga u fadhiyey Soomaaliya Dr. C. Kâni Torun ayaa ka digay xaalad siyaasade…

Akhri isha

2 maalin ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

Maxay yihiin heshiisyada waa wayn ee ay ansixiyeen Golaha Wasiirrada?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa ansixiyay siyaasado iyo heshiisyo muhiim ah oo ay l…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Goobjoog SomaliIl kale ayaa ku biirtay

Munaasabado lagu xusayo 18-ka May oo maanta ka dhacaya deegaanada Soomaaliland

Munaasabado waaweyn oo lagu xusayo 18-ka May ayaa ka socda magaalada Hargeysa iyo deegaanada Soo…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Goobjoog SomaliIl kale ayaa ku biirtay

Doorashada Guddoonka KGS oo Dib u Dhacday: GMDQS oo Sugaya Go’aanka Maxkamadda Sare

Guddiga Madaxa-bannaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa dib u dhigay doorashadii hoggaanka ee Koon…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Somali National TVIl kale ayaa ku biirtay

Taliyaha CXD oo kormeeray Xerada Ciidanka DANAB ee Galmudug

Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka S/Guuto Ibrahim Maxamed ayaa kormeer ku tegay xerada Ciidamada K…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Somali National TVIl kale ayaa ku biirtay

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka oo Kormeer Shaqo ku Tagay Xeryaha Ciidamada ee Baydhabo

Taliye Ku-xigeenka Ciidanka Dhulka, Jeneraal Cabdullaahi Xuseen Ciro, ayaa kormeer shaqo ku taga…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Somali National TVIl kale ayaa ku biirtay

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga Gobolka Banaadir oo sameeyay kormeer lagu xaqiijinayo amniga Caasimadda

Guddoomiye Kuxigeenka Amniga Gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa kormeer ku s…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

DF oo garab istaag wayn u muujisay Sacuudiga kadib…

Wasaaradda arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa cambaareysay isku day weerar oo lagu bartilmaameedsa…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

Doorashada K/Galbeed oo la hakiyay iyo sababta

Guddiga Madax Banaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa hakiyay doorashada guddoonka iyo madaxweynah…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Shabelle MediaIl kale ayaa ku biirtay

Maxkamadda Sare ee dalka oo beenisay in loo gudbiyay natiijada doorashada Koonfur Galbeed

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in aan weli loo soo gudbin…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Somali National TVIl kale ayaa ku biirtay

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Daahfuray Olole Qalliimo Wadnaha Ah Oo Loo Sameynayo 11 Carruur Ah

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa daahfuray olole qalliimo wadnaha ah oo loo sameynayo 11 carruur a…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

Salaad Cali Jeelle oo jawaab kulul siiyay Fahad + Video

Safiirkii hore ee Soomaaliya ee dalka Jabuuti, Amba. Salaad Cali Jeelle, ayaa jawaab kulul siiya…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Shabelle MediaIl kale ayaa ku biirtay

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Turkiga

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa la kulmay Safiirka Turkiga,…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Puntland PostIl kale ayaa ku biirtay

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay weerar lagu qaaday Sacuudiga

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay weerar drone ah oo lagu qaaday Boqortooyada Sac…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Horseed MediaIl kale ayaa ku biirtay

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay danjiraha dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Talyaaniga u…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Horseed MediaIl kale ayaa ku biirtay

Soomaaliya oo cambaareysay isku daygii weerar diyaaradeed oo lagu qaaday Sacuudi Carabiya

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay cambaareysay isku dayga weerar diyaaradeed oo lagu qaa…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

DF waa in ay sharraxaad ka dalbataa xushmad-darradii safiirka EU ee madaxweynaha

Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa ku xustay qoraalkeeda Xasan Sheek…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Radio DalsanIl kale ayaa ku biirtay

Bayaan ka Soo Baxay Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareysay isku dayga weerarka diyaaradaha aan…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Goobjoog SomaliIl kale ayaa ku biirtay

Maxkamadda Sare oo Beenisay Ansixinta Natiijooyinka Doorashada Koonfur Galbeed

Maxkamadda Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay in natiijooyinka doorashada Gola…

Akhri isha

3 maalin ka dib

JowharIl kale ayaa ku biirtay

RW Xamze iyo Safiirka Talyaaniga oo wadahadal ku yeeshay magaalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha Ta…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Somali National TVIl kale ayaa ku biirtay

Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga milatari

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Saf…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Somali National TVIl kale ayaa ku biirtay

Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeyb galay furitaanka Shirweynaha 79-aad ee Caafimaadka Adduunka

Wasiirka Caafimaadka XFS H.E. Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa ka qeyb galay furitaanka Shirweynaha 79-…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

Maxkamadda Sare ee dalka oo beenisay sheegashadii guddiga doorashada ee K/G

Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa beenisay in natiijooyinka doorashooy…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Goobjoog SomaliIl kale ayaa ku biirtay

.Dawladda Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada lagu qaaday dalka Sucuudiga

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaareysay isku dayga weerar ee loo adeegsa…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Shabelle MediaIl kale ayaa ku biirtay

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xafii…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

Yaxaaskii la dilay: Casharka qarsoon ee siyaasadda maanta iyo joogitaanka Xasan

Maqaalku wuxuu ka hadlayaa casharka siyaasadeed ee ka dhashay dilka yaxaaska, isagoo muujinaya k…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

DF iyo Turkiga oo yeeshay wada-hadal xasaasi ah, xilli DF ay sheegtay inay jiraan kooxo…

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Saf…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Goobjoog SomaliIl kale ayaa ku biirtay

Dawladda Soomaaliya oo ka qeybgashay shirka 13aad ee Madasha Magaalooyinka Adduunka.

Wasiirka Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guryeynta ee Soomaaliya, Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa ka…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

Safiirka Midowga Yurub oo saxday khaladkii ay sameysay ee xilka madaxweyne Xasan

Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya, Francesca Di Mauro, ayaa mar kale Madaxweyne Xasan Sheekh…

Akhri isha

3 maalin ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

Xogta kulan xasaasi ah oo mucaaradka DF iyo beesha caalamka ku yeesheen Xalane

Wakiillada beesha caalamka ayaa kulan gaar ah la yeeshay Golaha Samatabixinta Soomaaliyeed si lo…

Akhri isha

4 maalin ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

Isbaheysi dhex mara kooxda Xuutiyiinta Yeman iyo Burcad badeedda oo laga digay

Burcad-badeedda Soomaalida ayaa kordhiyay afduubka maraakiibta, iyadoo gacanta ku haysa ugu yara…

Akhri isha

4 maalin ka dib

Shabelle MediaIl kale ayaa ku biirtay

Midowga Yurub Oo 138 Milyan oo Yuuro Ku Taageeray Soomaaliya

Midowga Yurub ayaa Soomaaliya ku taageeray 138 milyan oo Yuuro oo loogu talagalay amniga iyo gar…

Akhri isha

4 maalin ka dib

Shabelle MediaIl kale ayaa ku biirtay

Soomaaliya Oo Ka Qeyb Gashay Shirka Wasiirrada Caafimaadka Carabta

Soomaaliya ayaa ka qeybgashay meertada 64-aad ee Shirka Wasiirrada Caafimaadka Dalalka Carabta o…

Akhri isha

4 maalin ka dib

Horseed MediaIl kale ayaa ku biirtay

Xukuumadda Somalia oo shaacisay in lagu jiro xilli kala guur ah.

Xukuumadda federalka ah ee Somalia ayaa qiratay in dalku kujiro marxalad kala guur ah.

Akhri isha

4 maalin ka dib

Shabelle MediaIl kale ayaa ku biirtay

Muqdisho Oo Lagu Daahfuray Tababar Lagu Xoojinayo Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed

Wasiirka Amniga Gudaha ee Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, ayaa Muqdisho ku daahfuray b…

Akhri isha

4 maalin ka dib

Horseed MediaIl kale ayaa ku biirtay

António Guterres oo sidhow ula socda xaaladda siyaasadeed ee Somalia.

Qaramada Midoobey ayaa ku dhawaaqday inay si dhaw ula socoto xaaladda siyaasadeed ee Somalia, ga…

Akhri isha

4 maalin ka dib

Shabelle MediaIl kale ayaa ku biirtay

Soomaaliya iyo Suudaan Oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Ganacsiga

Mas’uuliyiin ka kala socotay Soomaaliya iyo Suudaan ayaa kulan ku yeeshay Baku si ay u xoojiyaan…

Akhri isha

4 maalin ka dib

Shabelle MediaIl kale ayaa ku biirtay

Qaramada Midoobey oo sheegtay inay si dhow ula socoto xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, kuna baaqday wada-hadal joogto ah

Qaramada Midoobey ayaa si dhow ula socoto xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, gaar ahaan wada-ha…

Akhri isha

4 maalin ka dib

Somali National TVIl kale ayaa ku biirtay

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo tababar muhiim ah soo xiray

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Cabdulqaadir Cali, ayaa soo xiray tababar socday…

Akhri isha

4 maalin ka dib

JowharIl kale ayaa ku biirtay

Xoghayaha Guud ee Q.Midoobe oo ka deyriyay xaalada siyaasadeed ee Soomaaliya

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ka deyriyay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, isagoo…

Akhri isha

4 maalin ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

QM oo war culus kasoo saartay xiisadda Soomaaliya, farriina u dirtay mucaaradka iyo DF

Qaramada Midoobay ayaa war cusub kasoo saartay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya, iyadoo ku boo…

Akhri isha

4 maalin ka dib

Goobjoog SomaliIl kale ayaa ku biirtay

Qaramada Midoobay oo ku baaqday in la sii wado wada-hadalladii dhowaan dhex maray Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed

Qaramada Midoobay ayaa ku baaqday in la sii wado wada-hadalladii dhexmaray Dowladda Federaalka S…

Akhri isha

4 maalin ka dib

Somali National TVIl kale ayaa ku biirtay

Wasiirka Caafimaadka XFS oo Geneva kaga qayb galay shir muhiim ah

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. C…

Akhri isha

4 maalin ka dib

Caasimada OnlineIl kale ayaa ku biirtay

Mucaaradka oo walaac ka muujiyay xaaladda dalka kadib tallaabadii Midowga Yurub

Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa ka digay xaaladda siyaasadeed ee dalka, iyagoo eedeeyay…

Akhri isha

4 maalin ka dib

Shabelle MediaIl kale ayaa ku biirtay

Xarun casri ah oo shaqo-abuur loogu sameynayo dhallinyarada Soomaaliyeed oo Muqdisho laga furayo

Shirkadda LG Electronics, KOICA, UNDP, iyo Xarunta Nabadda ee Elman ayaa heshiis iskaashi ku sax…

Akhri isha

4 maalin ka dib

Somali National TVWarbixintii ugu dambeysay

Dowladda Soomaaliya oo wadda qorshe dalkoodii loogu celinayo muwadiniin Burcad afduubatay

Dowladda Soomaaliya waxay sii waddaa dadaallo lagu dedejinayo sii deynta badmaaxiinta Masaarida…

Akhri isha