Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday natiijo toddobaadyo la sugayey
Warka si kooban
30 ilbiriqsiWaxa dhacay
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan kiis ku saabsanaa qof loo karantiilay xanuunka Ebola.
Sida ay sheegtay Jowhar ↗Sheegashooyinka iyo waxa aan caddayn
Warbixinno kala duwan
Qofka la karantiilay ayaa loo karantiilay kaddib markii la ogaaday inuu xirir toos ah la yeshay qof qabay cudurka Ebola oo ku geriyooday dalka Kenya 5 Oktoobar 2026.
Cidda sheegtay: Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada
Warbixinno kala duwan
Muwaadinka ayaa 12-kii Oktoobar 2026 la karantiilay, kaddib markii la ogaaday inuu xiriir toos ah la yeeshay qof qabay cudurka Ebola oo ku geeriyooday dalka Kenya 5-tii Oktoobar 2026.
- Ilaha
- 2
- Warbixinnada
- 3
- Luqadaha ilaha
- Soomaali
- Isku ekaanshaha
- Isku ekaansho qayb ah
Tirada warbixinnadu ma aha tirada xaqiijinta madax-bannaan.
Faahfaahin iyo su’aalaha furan
Si kooban
Sawirka guud ee daboolidda
Isku ekaanshaha sheegashooyinku kaligiis ma caddaynayo xaqiijin madax-bannaan. Kala duwanaanta tirooyinku waxay ka iman kartaa waqtiga ama baaxadda warbixinta.
Faahfaahin dheeraad ah
Jowhar
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday natiijada kiis ku saabsanaa qof loo karantiilay xanuunka Ebola.
Cidda sheegtay: Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada
Taariikhda dhacdada: 2026-10-26
Akhri warbixinta ↗
Jowhar
Baaritanka kowaad ayaa lagu sameeyey gudaha Soomaliya halka kan labaadna loo diray dibadda.
Cidda sheegtay: Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada
Akhri warbixinta ↗Jowhar
Labada baaritaanba ay muujiyeen in muwaadinka laga waayay fayraska ‘Negative.
Cidda sheegtay: Wasaaradda caafimaadka
Akhri warbixinta ↗
Jowhar
Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa sidaasoo kale xaqiijisay in ilaa hadda an Soomaalia laga xaqiijin cuduka Ebola.
Cidda sheegtay: Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada
Akhri warbixinta ↗Jowhar
Wasaaradda caafimaadka ee Soomaaliya ayaa sidaasoo kale xaqiijisay in ilaa hadda an Soomaalia laga xaqiijin cuduka Ebola.
Cidda sheegtay: Wasaaradda caafimaadka
Akhri warbixinta ↗
Jowhar
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa soo saartay warbixin ku saabsan qof loo karantiilay xanuunka Ebola.
Cidda sheegtay: Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada
Akhri warbixinta ↗
Caasimada Online
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in laba baaritaan oo laga qaaday muwaadin Soomaaliyeed oo karantiil loo geliyay xiriir uu la yeeshay qof qabay cudurka Ebola ay noqdeen kuwo taban.
Cidda sheegtay: Ministry of Health of the Federal Government of Somalia
Akhri warbixinta ↗
Caasimada Online
Baaritaankii koowaad oo gudaha dalka lagu sameeyay 12-kii Oktoobar ayaa noqday mid taban (Negative). Baaritaankii labaad oo 19-kii Oktoobar loo diray shaybaar dibadeed ayaa isaguna xaqiijiyay natiijadii hore.
Akhri warbixinta ↗
Caasimada Online
Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in muwaadinka laga saaro karantiilka, iyadoo la raacayo habraacyada caafimaadka ee u degsan dalka iyo kan caalamiga ah.
Cidda sheegtay: Ministry of Health of the Federal Government of Somalia
Akhri warbixinta ↗
Sheegashooyin u baahan isbarbardhig
Jowhar
Qofka la karantiilay ayaa loo karantiilay kaddib markii la ogaaday inuu xirir toos ah la yeshay qof qabay cudurka Ebola oo ku geriyooday dalka Kenya 5 Oktoobar 2026.
Cidda sheegtay: Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada
Taariikhda dhacdada: 2026-10-05
Akhri warbixinta ↗Jowhar
Muwaadinka ayaa loo karantiilay kaddib markii la ogaaday inuu xirir toos ah la yeshay qof qabay cudurka Ebola oo ku geriyooday dalka Kenya 5 Oktoobar 2026.
Taariikhda dhacdada: 2026-10-05
Akhri warbixinta ↗Caasimada Online
Muwaadinka ayaa 12-kii Oktoobar 2026 la karantiilay, kaddib markii la ogaaday inuu xiriir toos ah la yeeshay qof qabay cudurka Ebola oo ku geeriyooday dalka Kenya 5-tii Oktoobar 2026.
Taariikhda dhacdada: 2026-10-12
Akhri warbixinta ↗
Xusuusin ku saabsan ilaha
Ilaha ayaa warbixino is khilaafsan ka bixiyay 2 qodob; tirooyinka gaarka ah ula dhaqan si taxaddar leh ilaa wararku isku raacaan.
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Warbixinta ugu dambeysay ee il kasta. Fur warbixinnadii hore si aad u raacdo dabooliddeeda.
2 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay · 26 Oktoobar 2026 17:55 UTC
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday natiijo la sugayey
Qofka la karantiilay ayaa loo karantiilay kaddib markii la ogaaday inuu xirir toos ah la yeshay qof qabay cudurka Ebola oo ku geriyooday dalka Kenya 5 Oktoobar 2026.
Eeg 1 warbixin oo hore
26 Oktoobar 2026 · 17:55 UTC
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday natiijo toddobaadyo la sugayey
1 warbixin
Warbixintii ugu dambeysay · 25 Oktoobar 2026 15:33 UTC
War cusub oo kasoo kordhay muwaadinkii loo karantiilay Ebola
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in laba baaritaan oo laga qaaday muwaadin Soomaaliyeed oo karantiil loo geliyay xiriir uu la yeeshay qof qabay cudurka Ebola ay noqdeen kuwo taban.
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
25 Oktoobar 2026 15:33 – 26 Oktoobar 2026 17:55 · UTC
Warbixinnada ugu dambeeyay ayaa horreeya. Waqtiyadu waa UTC.
Warbixintii ugu horreysay
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday natiijo la sugayey
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqda…
Akhri isha1 maalin ka dib
Dowladda Soomaaliya oo ku dhawaaqday natiijo toddobaadyo la sugayey
Dowladda Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday natiijada kiis ku saabsanaa qof loo karantiilay xanuunka…
Akhri ishaWarbixintii ugu horreysay
War cusub oo kasoo kordhay muwaadinkii loo karantiilay Ebola
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in muwaadin Soomaaliyeed…
Akhri isha

HabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 2
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar, Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Sheekooyinka waxa lagu muujiyaa luqaddooda asalka ah haddii turjumaad kaydsan aysan jirin
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- In ka badan hal il oo Warka la socdo ayaa ku jirta kooxdan.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; marka taas dhacdo, soo koobidda AI-ga waa laga saaraa bogga, waxaana hadha oo kaliya warbixinta ilaha. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Daboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
2 ilo
Soomaaliya oo nuqul ka mid ah waraaqaha aqoonsiga ka guddoontay safiirka cusub ee Cumaan
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta…
2 ilo
Wasiirka caafimaadka oo ka badbaaday mooshinkii BF
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya, Mudane Cali Xaaji Aadan ayaa maanta ka badbaaday mooshin xilka qaadis ah oo maanta la horgeeyay Golaha…
4 ilo
Fahad Yaasiin oo si la yaableh uga fal-celiyay khudbaddii Xasan Sheekh
Agaasimihii hore ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo qoraal kooban soo saaray ayaa si la yaableh…
2 ilo
Safaaradda Soomaaliya ee Talyaaniga oo abaalmarin lagu guddoonsiiyey
Rome, Talyaaniga – Munaasabadda “ECCELLENZE 2026”, oo macnaheedu yahay “Waxqabadka Heerka Sare ee 2026”, laguna qabtay xarunta Baarlamaanka…
2 ilo
Somaliya ayaa warbaahinta uga digtay faafinta warar la xiriira argagixisada
Wasaaradda Warfaafinta Federaalka Soomaaliya ayaa warbaahinta, bogagga internetka iyo maamulayaasha akoonnada baraha bulshada uga digtay faafinta…