Faah faahin: Labo Weriye oo Rug-cadaa ah oo geeriyooday
Hal akhris oo mideysan
Muqdisho (Raxanreeb Online) Alle hau naxariisto waxaa sacaadihii lasoo dhaafay geeriyooday Maxamed Aweys Muudey ( Boqorka Bartamaha ) iyo Xasan Kaafi Cabdiraxmaan ( Qoyste) oo ahaa labo weriye oo rug cadaaha soo shaqeeyey xiliyo adag. Wariye Boqorka Bartamaha ayaa shalay ku geeriyooday isbitaal ku yaalla dalka Jarmalka, kaddib dhaawac culus oo ka soo gaaray weerar...
5 sheekooyin · 5 ilo · Eeg ilaha hoose

BBC Somali

Raxanreeb Online
Warkasta waxay soo bandhigaysaa sawirro ka yimid ilo kala duwan, ka dibna hoos ayey u kala dhigaysaa halka warbixinnadu is taabtaan ama ku kala duwanaadaan.
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Eeg waxa il walba ku darsatay, kadibna u gudub warbixinta asalka ah haddii aad rabto faahfaahin.
Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u wada naxariistee, Wariye Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha) iyo Wariye Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Sheekh Isxaaq (Qoyste), kuwaas oo ka mid…
Wararkii ugu dambeeyay geerida ku timid Boqorka Bartamaha iyo Xasan Kaafi Qoyste
Waxaa saacadihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho la xaqiijiyay geerida weriye Xasan Kaafi, oo muddo dheer ku soo jiray mihnadda saxaafadda Soomaaliyeed, kana mid ahaa wariyeyaasha sida weyn looga yaqaanay bulshada.
Weriye Xasan Kaafi Qoyste oo ku geeriyooday Muqdisho
Allaha u naxariistee waxaa saacadihii la soo dhaafay geeriyooday Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha) iyo Xasan Kaafi Cabdiraxmaan (Qoyste), kuwaas… Sii akhri
Labo wariye oo geeriyooday
Muqdisho (Raxanreeb Online) Alle hau naxariisto waxaa sacaadihii lasoo dhaafay geeriyooday Maxamed Aweys Muudey ( Boqorka Bartamaha ) iyo Xasan Kaafi Cabdiraxmaan ( Qoyste) oo ahaa labo weriye oo rug cadaaha soo shaqeeyey xiliyo adag.
Faah faahin: Labo Weriye oo Rug-cadaa ah oo geeriyooday
Sida ay tabiyeen warbaahinta qaar nin Soomaali ah ayaa tooreey ku dhuftay, kadibna dhaawac ka soo gaaray tooreyda ayuu u geeriyooday Boqorka.
'Adeegto' iyo xusuusihii kale ee labada rugcadaa ee saxaafadda ee geeriyooday; Boqorka Bartamaha iyo Xasan kaafi
Waxa hadda is beddelay5 warbixin
'Adeegto' iyo xusuusihii kale ee labada rugcadaa ee saxaafadda ee geeriyooday; Boqorka Bartamaha iyo Xasan kaafi
Sida ay tabiyeen warbaahinta qaar nin Soomaali ah ayaa tooreey ku dhuftay, kadibna dhaawac ka soo gaaray tooreyda ayuu u geeriyooday Boqorka.
BBC Somali ayaa ku biirtay daboolidda sheekadan.
Eeg jadwalka buuxaJadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
5 warbixin · 06:49 ilaa 13:59 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Wararkii ugu dambeeyay geerida ku timid Boqorka Bartamaha iyo Xasan Kaafi Qoyste
Muqdisho (Caasimada Online) – Faah-faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya geerida naxdinta leh ee ku timid Alle ha u wada naxariistee, Wariye Maxamed…
Akhri isha21 daqiiqo ka dib
Weriye Xasan Kaafi Qoyste oo ku geeriyooday Muqdisho
Waxaa saacadihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho la xaqiijiyay geerida weriye Xasan Kaafi, oo muddo dheer ku soo jiray mihnadda saxaafadda…
Akhri isha3 saac ka dib
Labo wariye oo geeriyooday
Allaha u naxariistee waxaa saacadihii la soo dhaafay geeriyooday Maxamed Aweys Muudey (Boqorka Bartamaha) iyo Xasan Kaafi Cabdiraxmaan (Qoyste)…
Akhri isha3 saac ka dib
Faah faahin: Labo Weriye oo Rug-cadaa ah oo geeriyooday
Labo Weriye oo Rug-cadaa ah oo geeriyooday
Akhri isha7 saac ka dib
'Adeegto' iyo xusuusihii kale ee labada rugcadaa ee saxaafadda ee geeriyooday; Boqorka Bartamaha iyo Xasan kaafi
'Adeegto' iyo xusuusihii kale ee labada rugcadaa ee saxaafadda ee geeriyooday; Boqorka Bartamaha…
Akhri ishaHabraacSida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
Sida Warka u kooxeeyey dabooliddan
Warka waxa uu isu geeyaa warbixinno marka sheekooyin badan wadaagaan calaamado dhacdo sida mawduuc, goob, magacyo, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha.
- Tirada ilaha
- 5
- Ilaha la adeegsaday
- Raxanreeb Online, Caasimada Online, Goobjoog Somali, Puntland Post
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Sheekooyinka waxa lagu muujiyaa luqaddooda asalka ah haddii turjumaad kaydsan aysan jirin
- Soo koobid AI
- Warka weli kooxdan uma diyaarin soo koobid
- Xaaladda hubinta
- Hubin dadweyne lama diiwaangelin
- Warbixinnadu waxay u muuqdaan inay ka hadlayaan dhacdo ama horumar isku dhow.
- Sheekooyinku waxay wadaagaan calaamado qayb ama gobol oo dadweyne.
- Warbixinnada waxaa lagu daabacay waqti isku dhow.
- In ka badan hal il oo Warka la socdo ayaa ku jirta kooxdan.
- Calaamad dhacdo ama dhibic kooxayn oo dadweyne ayaa jirta.
Warkasta waxay isku xidhaa sheekooyinka isku dhow ee mawduuca, magacyada, waqtiga, iyo kala duwanaanta ilaha. Warbixintu waxay muuqataa marka uguyaraan hal il la la socdo ay soo gudbinayso. Hubinta tifaftirka waxay calaamadi kartaa isbarbardhig daciif ah, marin habaabin kara, ama aan la isku hallayn karin; marka taas dhacdo, soo koobidda AI-ga waa laga saaraa bogga, waxaana hadha oo kaliya warbixinta ilaha. Ma daabacno hal nambar kalsooni — akhristuhu wuxuu ku qiimayn karaa kala duwanaanta ilaha, isku ekaanshaha warbixinnada, iyo asalka warbixinnada ah ee ku lifaaqan isbarbardhig kasta.
Daboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
2 ilo
Kumuu ahaa Wariye Maxamed Aweys Muudey “Boqorka Bartamaha” ?
Allaha u naxariistee, waxaa geeriyooday wariye ruugcaddaa ah Maxamed Aweys Muudey, oo si weyn loogu yaqaanay magaca “Boqorka Bartamaha”, kana mid…
2 ilo
Kumay ahayd Xaawo Aadan Camey ?Allaha u naxariistee waxaa saacado ka hor la xaqiijiyay geerida Xaawo Aadan Camey oo kamid ahayd Haldoorka haweenka Soomaaliyeed.
Xaawo Aadan Camey waxay ahayd haweeney Soomaaliyeed oo muddo dheer u soo adeegaysay bulshada, gaar ahaan dadka nugul, qaxootiga iyo barakacayaasha…
5 ilo
Sacuudiga ayaa sheegay Drones oo Xuutiyiinta lagu soo riday meel u dhow Makka
Sept 16 (Jowhar)- Milatariga Sacuudi Carabiya ayaa sheegay inay qabteen oo ay burburiyeen diyaarad aan duuliye lahayn oo Xuutiyiin ah oo ku sugan…
4 ilo
Mareykanka oo $5 milyan ku raadinaya gabar Soomaali ah
Washington (Caasimada Online) – Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday abaalmarin gaareysa illaa $5 milyan oo la siinayo cid kasta oo keenta xog…
3 ilo
Duqa Muqdisho oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti
Muqdisho (RaxanreebOnline) Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa safar ku tegay…