2 sources·Early coverage·2 May 2026·general·somalia
Soomaaliya oo Muqdisho ka xustay Maalinta Shaqaalaha Adduunka
SO
Shabelle Media2 ilo
Sawir laga soo qaatay mid ka mid ah warbixinnada ilaha · Shabelle Media · Soomaaliya oo Muqdisho ka xustay Maalinta Shaqaalaha Adduunka
Warbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
2 maqaal · 2 ilo
Muqdisho – Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ahna Wasiir ku xigeenka wasaaradda, Xildhibaan Aamina Xuseen Cali, ayaa ka qaybgashay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu xusay Maalinta Shaqaalaha Adduunka, taas oo ka dhacday magaalada Muqdisho. Munaasabaddan waxaa soo qabanqaabiyay Xiriirka Ururrada Shaqaalaha Soomaaliyeed (FESTU), […]
Iluhu waxay isku raaceen
2 ilo ayaa daboolaya isla dhacdada guud.
Halka dabooliddu ku kala duwan tahay
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, taas oo lagu…
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay, taas oo lagu…