Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Danjiraha Shiinaha

Waxa hadda is beddelay2 warbixin
Wasiirka Warfaafinta oo kulan miro dhal ah la qaatay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta safaaradda Dowladda Shacbiga ee Shiinaha kula kulmay…
Somali National TV ayaa ku biirtay daboolidda sheekadan.
Eeg jadwalka buuxaWarbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
2 maqaal · 2 ilo
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ee Soomaaliya kula kulmay Danjiraha dalkaas u fadhiya Soomaaliya Mudane Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah iyo iskaashiga labada dal, gaar ahaan dhinacyada warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska, iyadoo sidoo kale
Kaararka ilaha
Warbixinnada dhinac-dhinac
Eeg waxa il walba ku darsatay, kadibna u gudub warbixinta asalka ah haddii aad rabto faahfaahin.
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ee Soomaaliya kula kulmay Danjiraha dalkaas u fadhiya Soomaaliya Mudane Wang Yu.
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Danjiraha Shiinaha
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta safaaradda Dowladda Shacbiga ee Shiinaha kula kulmay Danjiraha u fadhiya Soomaaliya, Mudane Wang Yu.
Wasiirka Warfaafinta oo kulan miro dhal ah la qaatay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya
Jadwalka daboolidda
Sida sheekadu isu beddeshay
2 warbixin · 13:45 ilaa 13:52 UTC
Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.
Warbixintii ugu horreysay
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Danjiraha Shiinaha
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda…
Akhri isha7 daqiiqo ka dib
Wasiirka Warfaafinta oo kulan miro dhal ah la qaatay Danjiraha Shiinaha ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xarunta…
Akhri ishaDaboolid la xiriirta
Sheekooyin kale oo la xiriira
2 ilo
Wasiirka Gaashaandhigga iyo Safiirka Shiinaha oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Difaaca
Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan magaalada Muqdisho kula yeeshay…
2 ilo
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga iyo taageerada Hay’adaha Amniga Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta kulan la yeeshay…
2 ilo
Soomaaliya, Tanzania oo Mar Kale Xaqiijiyay Ballanqaadka Xoojinta Iskaashiga Ganacsiga iyo Maalgashiga
Muqdisho, (SONNA) — Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Amb. Gamal Mohamed Hassan, ayaa la kulmay Mudane H.E.
2 ilo
Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Helay Warbixin ku Saabsan Horumarka Nidaamka Diiwaangelinta Madaniga iyo Xogta Muhiimka ah
Mogadishu, (SONNA) — Wasiirka Arrimaha Gudaha, Arrimaha Federaalka iyo Reconciliation ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ali Yusuf Ali Hosh…
1 il
Danjiraha Soomaaliya ee Geneva oo Ka Qaybgalaya Doodaha Heerka Sare ee Shirweynaha Shaqaalaha Caalamiga ah.
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Xarunta Qaramada Midoobay ee Geneva, Marwo Khadra Ducaale, ayaa sii wada ka qaybgalka…