Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Ku noqo Isbarbardhigga
1 sourceWarbixinno kala duwan16 May 2026generalsomalia

Kulankii safiirka Türkiye iyo Xasan oo farriin siyaasadeed culus u diray mucaaradka

SO
Kulankii safiirka Türkiye iyo Xasan oo farriin siyaasadeed culus u diray mucaaradka
Sawir / xog muuqaal ah · Caasimada Online

Warbixinta kooban

Hal akhris oo mideysan

2 maqaal · 1 ilo

Muqdisho (Caasimada Online) – Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu maanta Villa Somalia kula yeeshay safiirka Türkiye ee Soomaaliya ayaa farriin siyaasadeed oo xooggan u diray mucaaradka Soomaaliya, islamarkaana garab weyn u noqday Villa Somalia, xilli uu sii xoogeysanayo muranka siyaasadeed ee ka dhashay muddo-xileedka madaxweynaha.

Waxa iluhu isku raaceen

Weli lama hayo qodobo heshiis cad ah.

Waxa ku kala duwan

  • Muqdisho (Caasimada Online) – Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu maanta Villa Somalia kula yeeshay safiirka Türkiye ee Soomaaliya ayaa farriin siyaasadeed oo xooggan u…
  • Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saacado uun kadib markii ay fashilmeen wada-hadalladii uu kula jiray Golaha Mustaqbalka…

Kaararka ilaha

Warbixinnada dhinac-dhinac

Eeg waxa il walba ku darsatay, kadibna u gudub warbixinta asalka ah haddii aad rabto faahfaahin.

Caasimada Online14:00

Muqdisho (Caasimada Online) – Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu maanta Villa Somalia kula yeeshay safiirka Türkiye ee Soomaaliya ayaa farriin siyaasadeed oo xooggan u…

Xasan oo la kulmay safiirka Turkiga kadib fashilkii wada-hadallada mucaaradka

  • Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saacado uun kadib markii ay fashilmeen wada-hadalladii uu kula jiray Golaha Mustaqbalka ayaa maanta kulan xasaasi ah la yeeshay safiirka Turkiga u fadhiya gudaha…
Akhri isha

Jadwalka daboolidda

Sida sheekadu isu beddeshay

2 warbixin · 14:00 ilaa 19:09 UTC

Waqtigan wuxuu muujinayaa goorta ilo kala duwan ay ku biireen daboolidda iyo waxa ay xoogga saareen.

Warbixintii ugu horreysay

Caasimada OnlineBilowga daboolidda

Xasan oo la kulmay safiirka Turkiga kadib fashilkii wada-hadallada mucaaradka

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saacado uun kadib markii ay fashilmeen wada-hadalladii uu…

Akhri isha

5 saac ka dib

Caasimada OnlineWarbixintii ugu dambeysay

Kulankii safiirka Türkiye iyo Xasan oo farriin siyaasadeed culus u diray mucaaradka

Muqdisho (Caasimada Online) – Kulankii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu maanta Villa Somalia kula yeeshay safiirka Türkiye ee Soomaaliya ayaa…

Akhri isha