Ku noqo Isbarbardhigga
Sawir laga soo qaatay mid ka mid ah warbixinnada ilaha · Shabelle Media · Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir wadatashi ku casuumey Mucaaradka Soomaaliya
2 sourcesModerate agreement3 May 2026generalsomalia
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir wadatashi ku casuumey Mucaaradka Soomaaliya
SO

Shabelle Media2 ilo
Warbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
2 maqaal · 2 ilo
MUQDISHO – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii u dambeeyey la yeeshay siyaasiyiin, madax hore, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed, wuxuu si rasmi ah ugu casuumayaa Golaha Mustaqbalka ka qeyb-galka kulan qabsoomi doona 10-ka May 2026. […]
Iluhu waxay isku raaceen
- 2 ilo ayaa daboolaya isla dhacdada guud.
Halka dabooliddu ku kala duwan tahay
- MUQDISHO – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii u…
- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii u dambeeyey la…
Waxa il walba ku darsatay
Shabelle Media16:51
MUQDISHO – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii u…
- The President emphasizes the need for reconciliation and compromise among stakeholders.
Somali National TV06:23
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud isaga oo ka duulaya kulamadii iyo wada-tashiyadii gaarka ahaa ee uu muddooyinkii u dambeeyey la…
Jadwalka daboolidda