1 source·Early coverage·9 May 2026·general·somalia
Turkiga oo Soomaaliya ka tijaabinaya gantaal isaga gudba qaaradaha
SO
Sawir / xog muuqaal ah · Caasimada Online
Warbixinta kooban
Hal akhris oo mideysan
2 maqaal · 1 ilo
Istanbul (Caasimada Online) – Dowladda Turkiga ayaa qorsheyneysa inay Soomaaliya ka tijaabiso gantaalkeedii ugu horreeyay ee isaga gudba qaaradaha dhammaadka sanadkan, sida ay warisay Bloomberg, taas oo noqoneysa tallaabo weyn oo Ankara u qaadeyso dhanka awoodda gantaallada riddada dheer.
Iluhu waxay isku raaceen
Weli lama hayo qodobo heshiis cad ah.
Halka dabooliddu ku kala duwan tahay
Istanbul (Caasimada Online) – Dowladda Turkiga ayaa qorsheyneysa inay Soomaaliya ka tijaabiso gantaalkeedii ugu horreeyay ee isaga gudba qaaradaha dhammaadka sanadkan, sida ay…
Ankara (Caasimada Online) – Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa Khamiistii si rasmi ah u ansixiyay heshiis deeq taageero ah oo la siinayo dowladda Soomaaliya, xilli xildhibaanada…
Waxa il walba ku darsatay
Caasimada Online06:00
Istanbul (Caasimada Online) – Dowladda Turkiga ayaa qorsheyneysa inay Soomaaliya ka tijaabiso gantaalkeedii ugu horreeyay ee isaga gudba qaaradaha dhammaadka sanadkan, sida ay…
Ankara (Caasimada Online) – Baarlamaanka dalka Turkiga ayaa Khamiistii si rasmi ah u ansixiyay heshiis deeq taageero ah oo la siinayo dowladda Soomaaliya, xilli xildhibaanada dalkaas ay si weyn u bogaadiyeen iskaashiga sii ballaaranaya ee dhinacyada…