Mogadishu – The Somali National Army, in collaboration with international partners, has recently carried out consecutive airstrikes targeting locations where Al-Shabaab militants were present in the Middle Shabelle region. A statement from the Ministry of Defense of Somalia indicated that aerial operations were conducted in the areas of Gayfo, [...]
Reports overlap: Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa maalmihii la soo dhaafay fuliyay duqeymo is xigxigay oo lagu bartilmaameedsaday maleeshiyaadka Khawaarijta Al-Shabaab ee ku dhuumaaleysanayay deegaanno ka tirsan gobolka Shabeellaha Dhexe. Howlgalladan dhanka cirka ayaa ka dhacay deegaannada Gayfo, Ruun Idiris iyo Cali Gaduud, oo Khawaarijtu ka sameysatay xarumo abaabul, g
Sources differ: Shabelle Media: emphasizes Ciidanka Xoogga Dalka oo Duqeymo Ka Fuliyay Shabeellaha Dhexe, Ku Dhowaad 30 Al-Shabaab Ahna Lagu Dilay