KIGALI – The Commander of the Somali National Army Training Command, Brigadier General Ahmed Issa Ahmed, has concluded training for officers of the Somali National Army in Rwanda, where they received high-level education and training. The officers graduated from the Higher Command and Leadership College of the Rwanda Defence Force, where […]
Reports overlap: Taliyaha Taliska Tababarada ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Axmed Ciise Axmed, ayaa dalka Rwanda tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS. Saraakiishan ka socotay Ciidanka XDS ayaa ka qalin-jabisay Kulliyadda Abaanduulka Sare iyo Hoggaaminta ee Ciidanka Difaaca Dalka Rwanda. Saraakiishan ayaa sidoo kale shahaadada heerka labaad ee Master Degree-ka ee dhanka Daraasaadka
Sources differ: Shabelle Media: emphasizes Saraakiil Ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Oo Tababar Ku Soo Gebagebeeyey Rwanda
Shabelle MediaSomali National TVExplore full coverage
Mixed reportsBased on 2 monitored sources · 2 stories
Jun 12 (Jowhar) - A potential diplomatic breakthrough between Washington and Tehran could come within days, as U.S. President Donald Trump stated that the two countries could sign a peace agreement by the end of the week that would reopen the Strait of Hormuz for shipping - although Iran has insisted that […]
Reports overlap: Ra'iisul wasaaraha Pakistan Shehbaz Sharif ayaa sheegay in Mareykanka iyo Iiraan ay ku dhow yihiin inay heshiis gaaraan, iyadoo "dhammaystirka la filayo 24-ka saacadood ee soo socda."
SHABEELLAHA HOOSE – The National Intelligence and Security Agency (NISA), in collaboration with local forces, conducted a planned operation and seized chemical materials used for making explosives, which were reportedly intended for the Al-Shabaab group. A press release issued by NISA stated that this operation came after security forces had been tracking movements related to the delivery of these materials for some time.
Reports overlap: Jun 12 (Jowhar)-Wararka ka imanaya gobolka Shabelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ay qabteen walxo kiimiko ah oo dagaalamayaasha Alshabaab ay doonayeen inay ka sameeyaan waxyaalaha qarxa. Agabkan ay heleen hay’adda NISA ayaa la sheegay inay ku jiren jiirigaano gaaraya boqol kuwaasoo lagu qareiyay meel ku dhow xeebta deegaanka […]
Sources differ: Shabelle Media: emphasizes NISA oo Gacanta Ku Dhigtay Walxo Qaraxyo Laga Sameeyo oo Loo Wadey Al-Shabaab
Shabelle MediaJowharExplore full coverage
Mixed reportsBased on 5 monitored sources · 4 stories
The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, arrived today in the city of Jowhar, the capital of the Hirshabelle administration, where he was welcomed...
Police are searching for several suspects believed to be behind an armed gang that killed 12 people in an area near Johannesburg.
Reports overlap: Jun 12 (Jowhar)- Booliisku waxay sheegeen in weerar habeenimo ah oo ka dhacay geeska Johannesburg, dabley hubaysan ay ku dhex mareen deegaan aan rasmi ahayn waxayna dileen 12 qof. Booliisku waxay sheegeen in toogashada ay ka dhacday saqdii dhexe ee xalay deegaan sabool ah oo ay ku noolaayeen macdan qodayaal sharci darro ah. Qiyaastii 10 […]
Sources differ: Horseed Media: emphasizes Koonfur Afrika: Toogasho dad badan lagu dilay oo ka dhacday meel u dhow Johannesburg
Horseed MediaJowharExplore full coverage
Mixed reportsBased on 2 monitored sources · 2 stories
The Puntland Police Command has detained nearly 20 soldiers from the Puntland Police Reserve at the 54th camp in Garoowe, who are accused of being involved in acts outside military ethics and laws.
Reports overlap: Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa shacabka ka raalli-geliyey falkii qalalaasaha watay ee ka dhacay magaalada Garoowe…
Sources differ: Horseed Media: emphasizes Puntland oo xabsiga dhigtay askar ku eedaysan inay dhac ka geysteen Garoowe.
Horseed MediaPuntland PostExplore full coverage
Mixed reportsBased on 2 monitored sources · 2 stories
U.S. media reported that to de-escalate tensions, U.S. President Donald Trump spoke with Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu.
Reports overlap: Jun 09(Jowhar)- Ka dib dhammaadkii toddobaadka gantaallo la riday oo cabsi cusub geliyay dagaal ballaaran oo Bariga Dhexe ah, Iiraan iyo Israa’iil labaduba waxay sheegeen in dagaalkii dhex maray uu istaagay. Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in “dabka dhinacaas ka dhacay la xakameeyay” saacado yar ka dib markii Tehran ay ku dhawaaqday inay [
MOGADISHU – Former President of Somalia, Mohamed Abdullahi Farmaajo, stated that he contacted the Somali international referee Omar Abdulqadir Cartan by phone after he was excluded from participating in the 2026 World Cup. Farmaajo expressed his feelings regarding the challenge faced by the referee, praising his efforts and […]
Reports overlap: MUQDISHO – Garsooraha Soomaaliyeed ee heerka caalami, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa markale taariikh cusub u dhigay Soomaaliya iyo guud ahaan qaaradda Afrika, kadib markii loo magacaabay inuu dhex-dhexaadiyo kulanka UEFA Super Cup 2026, oo la qorsheeyay inuu 12-ka Agoosto ka dhaco magaalada Salzburg ee dalka Austria. Kulankan oo ka tirsan tartamada ugu sarreeya kubadda […]
Sources differ: Horseed Media: emphasizes Garsooraha Soomaaliga ee Koobka Adduunka oo loo diiday inuu galo Mareykanka
Shabelle MediaBBC SomaliJowharHorseed Media+1Explore full coverage
Mixed reportsBased on 2 monitored sources · 3 stories
Mogadishu – The Minister of Defense of the Federal Government of Somalia, Mr. Ahmed Macallin Fiqi, held a meeting in Mogadishu with the Ambassador of the People's Republic of China to Somalia, Ambassador Wang Yu. The meeting focused on strengthening the cooperative relationship between Somalia and China, particularly in the areas of defense, military training, and support for the development of security institutions [...].
Reports overlap: Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dowladda Shiinaha ee Soomaaliya, Danjire Wang Yu, iyagoo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iskaashi ee u dhexeeya labada dal. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha amniga, horumarinta awoodda hay’adaha amniga iyo taageerada f
The President of Puntland, Said Abdullahi Deni, has just returned to the city of Garoowe after a two-week trip to the United Arab Emirates... Read more
Reports overlap: Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe kadib safar uu…
Mogadishu – The Somali National Army, specifically the Danab Commandos, have carried out planned operations in areas of the Lower Shabelle region, targeting locations where the Al-Shabaab group had bases and centers from which they collected illegal taxes from the public, according to military officials.
Reports overlap: BAY – Ciidanka Kumaandooska DANAB ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Ceel Bashiir oo hoostaga degmada Buur Hakaba ee gobolka Baay, halkaasi oo lagu beegsaday xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Intii uu socday howlgalka, ayaa la sheegay in qaar kamid ah xubnihii Al-Shabaab ay isu soo dhiibeen ciidamada, iyadoo sidoo […]
The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, has appointed Ambassador Salad Ali Jeelle as the Senior Advisor to the President. Salad Ali... Read more
Reports overlap: Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha. Salaad Cali… Sii akhri
The Commander of the Puntland Presidency, Major General Siciid Nuur Shire, the Commander of the Karkaar Regional Police, Major General Bashiir Maxamed Maxamuud, and the Deputy Governor of the region… Read more
Jun 06 (Jowhar) - The Somali Salvation Forum has issued a statement expressing concern over a reported plan to attack the residence of the former Commander of the Somali National Army, General Odowaa Yusuf Raage, located in the Abdiaziz district of Mogadishu. The forum stated that such actions could further escalate the political and security tensions in […]
Reports overlap: Muqdisho – Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa ka digtay waxa ay ku tilmaamtay qorshe lagu doonayo in lagu baaro guriga Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Janaraal Odawaa Yuusuf Raage, xilli ay sare u kacayaan xiisadaha amni iyo kuwa siyaasadeed ee ka taagan magaalada Muqdisho. War-saxaafadeed kasoo baxay Madasha Samatabixinta ayaa lagu sheegay in […]
Sources differ: Jowhar: emphasizes Madasha Samata-bixinta oo ka digtay duulaanka lagu yahay Jen. Odowaa
JowharShabelle MediaExplore full coverage
Mixed reportsBased on 2 monitored sources · 2 stories
Mogadishu – The General Command of the Banaadir Regional Police has announced that security forces are conducting an operation to collect illegal arms hidden in neighborhoods of the Cabdicasiis district, following recent clashes in the city of Mogadishu. A written statement from the Banaadir Police Command stated that the security forces are […]
Reports overlap: Ciidamada ammaanka magaalada Muqdisho ayaa galabta soo bandhigay hub isugu jira noocyo kala duwan oo la sheegay in laga soo… Sii akhri