Four officers from the Somali Police Force today became part of the officers graduating from the Academy of Management of the Ministry of Internal Affairs of Russia, obtaining a Master's Degree. These officers specifically graduated in General Administration and Strategic Planning, marking a significant academic achievement. This graduation is historic, […]
Reports overlap: Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta ka mid noqday saraakiil ka qalinjabisay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Ruushka, iyagoo qaatay shahaadada Master Degree. Saraakiishan ayaa si gaar ah uga qalinjabisay Maamulka Guud iyo Qorshaynta Istaraatiijiga ah, taasoo ka dhigan guul cilmiyeed oo weyn. Qalin-jebintani waa mid taariikhi ah, […
Reports overlap: War saxaafadeed lagu daabacay boggaga Facebook ee Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland, ayaa lagu eedeyay dowladda federaalka Soomaaliya, "in ay qayb ka tahay abaabulka ciidamadaan".
One of the interesting aspects of the final is that Messi and Lamine Yamal will face each other, who is seen as a player capable of greatly changing the game.
Reports overlap: Maanta oo axad ah indhaha mucaashaqiinta kubbada cagta ayaa ku sii jeeda garoonka MetLife, New Jersey ee dalka Mareykanka, halkaas… Sii akhri
Sources differ: BBC Somali: emphasizes Dhowr fallanqeeye oo Soomaali ah iyo waxa ay ka yiraahdeen finalka koobka adduunka ee Spain iyo Argentine.
BBC SomaliPuntland PostExplore full coverage
Mixed reportsBased on 2 monitored sources · 2 stories
The Minister of Planning, Investment and Economic Development of the Federal Government of Somalia, Maxamuud Cabdiraxmaan Faarax (Beenebeene), delivered an official speech at the Ministerial Level Meeting of the Economic and Social Council of the United Nations (ECOSOC), presenting to the international community the progress Somalia has made in the areas of economy, social development, security, governance, and the rule of law. The Minister highlighted […]
Reports overlap: Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska. The post Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda first appeared on Radio Dalsan .
Sources differ: Somali National TV: emphasizes Wasiirka Qorsheynta oo ka hadlay shirka Heer Wasiir ee Golaha Dhaqaalaha (ECOSOC)
Somali National TVRadio DalsanExplore full coverage
Mixed reportsBased on 2 monitored sources · 4 stories
In implementation of the order of the President of the Federal Republic of Somalia, Mr. Dr. Hassan Sheikh Mohamud, all government agencies are instructed to lower the flag of the Republic, which is a gesture of solidarity as Somalia stands with the people and government of our brotherly country, Qatar, following the death of Emir Hamad Bin Khalifa Al Thani.
Reports overlap: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta gaaray magaalada Doha ee dalka Qatar ayaa Qasriga Lusail kulan kula qaatay Amiirka Dowladda Qatar, Sheekh Tamim bin Hamad Al Thani, isagoo uga tacsiyeeyay geerida ku timid Alle ha u naxariistee Aabihii Amiirkii hore Marxuum Sheekh Hamad bin Khalifa Al Thani. […]
Sources differ: Somali National TV: emphasizes Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo muddo seddax maalmood ah hoos u dhigtay Calanka Soomaaliya
Somali National TVPuntland PostExplore full coverage
Mixed reportsBased on 2 monitored sources · 2 stories
The President of Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, held a special meeting today at the presidential palace in Garoowe with the district chairpersons, who have been in a meeting recently... Read more
Reports overlap: Safiirka Midowga Yurub oo Soomaaliya ku ammaantay shaqadeeda – ma ogtahay sababta ay ugu hambalyeeyeen magacaabista cusub? The post Safiirka EU oo Soomaaliya ku ammaantay shaqadeeda first appeared on Radio Dalsan .
Sources differ: Somali National TV: emphasizes Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya
Radio DalsanSomali National TVExplore full coverage
Mixed reportsBased on 2 monitored sources · 4 stories