Wasiirka Warfaafinta oo hambalyo u diraybahda warbaahinta munaasabadda 3-da May
This comparison is still being prepared.
Reports overlap: Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa hambalyo u diray dhammaan bahda warbaahinta Soomaaliyeed munaasabadda Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka – 3-da May, isaga oo ku bogaadiyey doorka muhiimka ah ee ay saxaafaddu ku leedahay dhismaha nabadda, dowladnimada iyo dimuqraadiyadda dalka. Wasiirka ayaa sheegay in maalinta