The post Deni oo furay kalfadhiga baarlamaanka Puntland, kana baxay kahor su’aalihii xildhibaannada appeared first on Puntland Mirror Believable Media Website .
KISMAAYO – The Minister of Security of Jubaland, Brigadier General Yusuf Hussein Osman, and the Commander of the 2nd Division of AUSSOM, Brigadier Edward Banda, participated in a ceremony in Kismayo to conclude the training completed by 100 soldiers from the Jubaland Security Forces (JSF). The training lasted for four weeks and was held at the Operational Base of […]
Reports overlap: KISMAAYO – Wasiirka Amniga Jubaland, S/Guuto Yuusuf Xuseen Cismaan, iyo Taliyaha Qaybta 2-aad ee AUSSOM, Brigadier Edward Banda, ayaa magaalada Kismaayo uga qeyb galay munaasabad lagu soo xirayay tababar ay dhammeysteen 100 askari oo ka tirsan Ciidanka Nabad Sugidda Jubaland (JSF). Tababarkan oo socday muddo afar toddobaad ah ayaa lagu qabtay Saldhigga Howlgelinta ee […]
Sources differ: Horseed Media: emphasizes Axmed Madoobe oo dhaqdhaqaaq ciidan ka bilaabay deegaamada Jubbaland.
Shabelle MediaHorseed MediaPuntland PostExplore full coverage
Mixed reportsBased on 2 monitored sources · 2 stories
The Somali Regional Government of Ethiopia (DDS) has announced that it is taking over hundreds of youth from Puntland...
Reports overlap: Dowlad Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa sheegtay in ay Puntland kala wareegtay dhalinyaro doonayay in ay ka tahriibaan magaalada Boosaaso, kuwaaas… Sii akhri
Sources differ: Horseed Media: emphasizes Dowlad Deegaanka Soomaalida oo ka hadlay ku dhawaad 50 dhalinyaro ah oo Puntland qabatay.
Horseed MediaPuntland PostExplore full coverage
Mixed reportsBased on 3 monitored sources · 3 stories
The Ministry of Interior and Federal Affairs of the Federal Government of Somalia has officially announced the date for the election of the Chairpersons of the District Councils of Banadir Region.
Reports overlap: Jun 13 (Jowhar)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u shaacisay waqtiga la qabanayo Doorashada Guddoonka Goleyaasha Degmooyinka Gobolka Banaadir. Qoraalka kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in 5-ta July 2026 la qabanayo Doorashada Guddoonka Goleyaasha Deegaanka ee Gobolka Banaadir. Xubnaha ururada siyaasadda ee qaybt
Jun 12 (Jowhar) - A potential diplomatic breakthrough between Washington and Tehran could come within days, as U.S. President Donald Trump stated that the two countries could sign a peace agreement by the end of the week that would reopen the Strait of Hormuz for shipping - although Iran has insisted that […]
Reports overlap: Ra'iisul wasaaraha Pakistan Shehbaz Sharif ayaa sheegay in Mareykanka iyo Iiraan ay ku dhow yihiin inay heshiis gaaraan, iyadoo "dhammaystirka la filayo 24-ka saacadood ee soo socda."
The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, arrived today in the city of Jowhar, the capital of the Hirshabelle administration, where he was welcomed...
Police are searching for several suspects believed to be behind an armed gang that killed 12 people in an area near Johannesburg.
Reports overlap: Jun 12 (Jowhar)- Booliisku waxay sheegeen in weerar habeenimo ah oo ka dhacay geeska Johannesburg, dabley hubaysan ay ku dhex mareen deegaan aan rasmi ahayn waxayna dileen 12 qof. Booliisku waxay sheegeen in toogashada ay ka dhacday saqdii dhexe ee xalay deegaan sabool ah oo ay ku noolaayeen macdan qodayaal sharci darro ah. Qiyaastii 10 […]
Sources differ: Horseed Media: emphasizes Koonfur Afrika: Toogasho dad badan lagu dilay oo ka dhacday meel u dhow Johannesburg
Horseed MediaJowharExplore full coverage
Mixed reportsBased on 2 monitored sources · 3 stories
The Puntland Police Command has detained nearly 20 soldiers from the Puntland Police Reserve at the 54th camp in Garoowe, who are accused of being involved in acts outside military ethics and laws.
Reports overlap: Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa shacabka ka raalli-geliyey falkii qalalaasaha watay ee ka dhacay magaalada Garoowe…
Sources differ: Horseed Media: emphasizes Puntland oo xabsiga dhigtay askar ku eedaysan inay dhac ka geysteen Garoowe.
Horseed MediaPuntland PostExplore full coverage
Mixed reportsBased on 2 monitored sources · 2 stories
U.S. media reported that to de-escalate tensions, U.S. President Donald Trump spoke with Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu.
Reports overlap: Jun 09(Jowhar)- Ka dib dhammaadkii toddobaadka gantaallo la riday oo cabsi cusub geliyay dagaal ballaaran oo Bariga Dhexe ah, Iiraan iyo Israa’iil labaduba waxay sheegeen in dagaalkii dhex maray uu istaagay. Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa sheegay in “dabka dhinacaas ka dhacay la xakameeyay” saacado yar ka dib markii Tehran ay ku dhawaaqday inay [
MOGADISHU – Former President of Somalia, Mohamed Abdullahi Farmaajo, stated that he contacted the Somali international referee Omar Abdulqadir Cartan by phone after he was excluded from participating in the 2026 World Cup. Farmaajo expressed his feelings regarding the challenge faced by the referee, praising his efforts and […]
Reports overlap: MUQDISHO – Garsooraha Soomaaliyeed ee heerka caalami, Cumar Cabdulqaadir Cartan, ayaa markale taariikh cusub u dhigay Soomaaliya iyo guud ahaan qaaradda Afrika, kadib markii loo magacaabay inuu dhex-dhexaadiyo kulanka UEFA Super Cup 2026, oo la qorsheeyay inuu 12-ka Agoosto ka dhaco magaalada Salzburg ee dalka Austria. Kulankan oo ka tirsan tartamada ugu sarreeya kubadda […]
Sources differ: Horseed Media: emphasizes Garsooraha Soomaaliga ee Koobka Adduunka oo loo diiday inuu galo Mareykanka
Shabelle MediaBBC SomaliJowharHorseed Media+1Explore full coverage
Mixed reportsBased on 10 monitored sources · 4 stories
World football governing body FIFA has taken an exceptional decision regarding the compensation of referee Omar Abdulkadir Artan after his World Cup participation was disrupted by his denial of entry into the United States, sources familiar with the matter said. The 34-year-old was deported after an 11-hour interrogation by immigration officials in Miami, preventing him […] The post FIFA to
Sources differ: Hiiraan Online: emphasizes Somali FIFA referee denied entry to US ahead of 2026 World Cup
Radio DalsanThe Guardian SomaliaJowharHiiraan Online+6Explore full coverage
Mixed reportsBased on 2 monitored sources · 2 stories
The President of Puntland, Said Abdullahi Deni, has just returned to the city of Garoowe after a two-week trip to the United Arab Emirates... Read more
Reports overlap: Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Garoowe kadib safar uu…
The President of the Federal Government of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, has appointed Ambassador Salad Ali Jeelle as the Senior Advisor to the President. Salad Ali... Read more
Reports overlap: Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjire Salaad Cali Jeelle u magacaabay Lataliyaha Sare ee Madaxweynaha. Salaad Cali… Sii akhri