Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Horseed Mediageneral

Beesha caalamka oo Soomaalida ku heshiisiinaysa Xalane.

Xayndaabka xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta kulamo ku yeelanaya Mas’uuliyiin katirsan dowladda federalka ah…

SO
Beesha caalamka oo Soomaalida ku heshiisiinaysa Xalane.
Sawir / xog muuqaal ah · Horseed Media

Mas’uuliyiin katirsan dowladda federalka ah iyo golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa maanta kulamo ku yeelanaya xerada Xalane ee Muqdisho.

Maxaa la shaaciyey

  1. Kulamada waxaa diiradda lagu saari doonaa arrimaha doorashooyinka.
  2. Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa diyaariyey nooc doorasho oo dad badan ka qayb-geleyaan.
  3. Villa Somalia ayaa weli ku adkaysanaysa dameceeda hirgelinta doorashooyin qof iyo cod ah.

Kulamadaan oo ay garwadeen ka yihiin wakiilo ka socda beesha caalamka kana qabsoomaya xarunta JOCC.

Wakiilo ka socda beesha caalamka
Xerada Xalane, Muqdisho
2026-05-13

Sababta ay muhiim u tahay: Soomaalida ayaa muhiim u ah in la helo hab doorasho oo cadaalad ah si loo xalliyo khilaafaadka siyaasadeed.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Horseed Media

Xayndaabka xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta kulamo ku yeelanaya Mas’uuliyiin katirsan dowladda federalka ah…

Xayndaabka xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta kulamo ku yeelanaya Mas’uuliyiin katirsan dowladda federalka ah ee Somalia iyo golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo ay ku midaysan yihiin Puntland, Jubbaland iyo siyaasiyiinta mucaaradka ah intooda badan.

Kulamadaan oo ay garwadeen ka yihiin wakiilo ka socda beesha caalamka kana qabsoomaya xarunta JOCC ayaa diiradda lagu saari doonaa arrimaha doorashooyinka iyo sidii loo jeexi lahaa dhabbe ay ku midaysan yihiin dhinacyadu oo dalka looga gudbiyo marxaladda kala guurka.

Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed diyaariyey nooc doorasho oo dad badan ka qayb-geleyaan layskuna dhafayo kuraasta gobol kasta, halka Villa Somalia ay weli ku adkaysanayso dameceeda hirgelinta doorashooyin qof iyo cod ah.

Isha: Horseed Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Horseed Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralxalanebeeshasoomaalida
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.