Cali Cosoble oo weerar ku qaaday Senator Qeybdiid kadib markii Xasan uu…
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee maamulka HirShabelle, Cali Cosoble ayaa weerar ku qaaday Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare oo shalay hanjabaad u direy Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud. Qeybdiid oo ku jira safka mucaaradka dowladda ayaa madaxweynaha ugu hanjabay in uusan laheyn sharciyad, ayna ka hortagi doonaan […] The po

Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynihii hore ee maamulka HirShabelle, Cali Cosoble ayaa weerar ku qaaday Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka tirsan Golaha Aqalka Sare oo shalay hanjabaad u direy Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud.
Qeybdiid oo ku jira safka mucaaradka dowladda ayaa madaxweynaha ugu hanjabay in uusan laheyn sharciyad, ayna ka hortagi doonaan tallaabo kasta oo xagooda ay usoo qaado dowladda, xilli 4-ta June loo ballansan yahay dibadbax uu qabanayo mucaaradka.
“Madaxweynuhu mas’uul kama dalka marbuu ka ahaa maanta talo ayuu leeyahay muddo afar sano ah ayaa la siiyay waa dhamaatay inuu odey Soomaaliyed noqdo ayaa waajib ku ah,” ayuu yiri Senator Qeybdiid.
Madaxweynihii hore ee HirShabelle ayaa weerar afka ah ku qaaday Senator Qeybdiid, isagoo si kulul uga hadlay doorka uu ku leeyahay colaadaha iyo dagaalladii Soomaaliya soo maray.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Caasimada Online
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.