Ciidamo taabacsan Koonfur Galbeed oo dhaqdhaqaaqyo ka wada Magaalada Baydhabo.
Ciidamo taabacsan Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed haatanna weli rumaysan inuu yahay Madaxweynaha saxda ah Cabdicasiis…

Ciidamo taabacsan Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa dhaqdhaqaaqyo ka bilaabay Magaalada Baydhabo.
Maxaa la shaaciyey
- Ciidamada Lafta-gareen ayaa bilaabay inay fariisimo ka samaystaan xaafadaha Magaalada Baydhabo.
- Taliska ciidamada Lafta-gareen ayaa sheegay in weeraro lagu qaaday ciidamo katirsan kuwa DFS.
- Shacabka magaalada Baydhabo waxaa lagu wargelinayaa inay ka fogaadaan goobaha ay howlgalladu ka socdaan.
“Waxaa si adag loogu digayaa cid kasta oo isku dayda inay carqaladeyso amniga magaalada.”
Sababta ay muhiim u tahay: Warbixintani waxay muujinaysaa xaaladda amni ee magaalada Baydhabo iyo dhaqdhaqaaqyada ciidamada taabacsan Madaxweynihii hore.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Ciidamo taabacsan Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed haatanna weli rumaysan inuu yahay Madaxweynaha saxda ah Cabdicasiis…
Ciidamo taabacsan Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed haatanna weli rumaysan inuu yahay Madaxweynaha saxda ah Cabdicasiis Lafta-gareen ayaa dhaqdhaqaaqyo ka bilaabay qaybo kamid ah xaafadaha Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.
Ciidamada taabacsan Lafta-gareen oo muddooyinkii dambe abaabul ka wadey deegaamo katirsan gobolada Baay, Bakool iyo Gedo ayaa bilaabay inay fariisimo ka samaystaan qaar kamid ah xaafadaha Magaalada Baydhabo.
Taliska ciidamada Lafta-gareen ayaa sheegtay Mas’uuliyadda weeraro habeen kahor lagu qaaday ciidamo katirsan kuwa DFS ee ku sugan xaafadaha Xanaano, Al-Faras iyo waddada 30-ka ee Magaalada Baydhabo.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Horseed Media
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan