Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Caasimada Onlinegeneral

Daawo: Mucaaradka DF oo markale iclaamiyay banaanbax wayn + Ujeedka

Muqdisho (Caasimada Online) – Xubnaha mucaaradka ee haatan dhaq-dhaqaaqyada ka wada Muqdisho ayaa maanta iclaamiyay dibad-baxyo horleh oo ay uga soo horjeedaan dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Mucaaradka ayaa sheegay in Madaxweynaha uu sharci darro ku joogo Villa Somalia, isla markaana uu yahay Madaxweyne hore oo lamid ah madaxdii dalka soo martay, sida […] The

SO
Sawir war oo la xiriira Daawo: Mucaaradka DF oo markale iclaamiyay banaanbax wayn + Ujeedka
Sawir / xog muuqaal ah · Caasimada Online

Xubnaha mucaaradka ayaa iclaamiyay banaanbaxyo cusub oo ka dhici doona Muqdisho 4-ta bisha June si ay uga soo horjeedaan dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Maxaa la shaaciyey

  1. Mucaaradka ayaa sheegay in Madaxweynaha uu sharci darro ku joogo Villa Somalia.
  2. Xasan Khayre ayaa ku baaqay in shacabka ay si buuxda uga soo qayb-galaan banaanbaxa.
  3. Khayre wuxuu farriin u diray ciidamada qalabka sida, isagoo ka codsaday in aysan dhibaateyn shacabka.

Macnaha guud

Mucaaradka ayaa ka jawaabaya xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo khilaafka la xiriira hoggaaminta Madaxweyne Xasan Sheekh.

“Annaga waxaan rabnaa dalkan badqabkiisa iyo nabaddiisa in la ilaaliyo sidaas daraadeed ayaa waxaan ku baaqeynaa banaanbax nabadeed.”

Xasan Khayre, Ra'iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya
Muqdisho
2026-06-04

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo qorshayaasha mucaaradka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Caasimada Online

Muqdisho (Caasimada Online) – Xubnaha mucaaradka ee haatan dhaq-dhaqaaqyada ka wada Muqdisho ayaa maanta iclaamiyay dibad-baxyo horleh oo ay uga soo horjeedaan dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Mucaaradka ayaa sheegay in Madaxweynaha uu sharci darro ku joogo Villa Somalia, isla markaana uu yahay Madaxweyne hore oo lamid ah madaxdii dalka soo martay, sida ay hadalka u dhigeen.

Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Khayre oo goobta ka hadlay ayaa sheegay in dibadaxa uu dhici doono 4-ta bisha June, uuna socon doono todobaadyo, isaga oo shacabka ugu baaqay inay si buuxda uga soo qayb-galaan.

“Annaga waxaan rabnaa dalkan badqabkiisa iyo nabaddiisa in la ilaaliyo sidaas daraadeed ayaa waxaan ku baaqeynaa banaanbax nabadeed oo la isugu soo baxo 4-ta bisha June haddii Ilaahey yiraahdo waana soconayaa inta laga gaaraayo in dalkan loo sal-dhigo doorashadiisa,” ayuu yiri Xasan Cali Khayre.

Isha: Caasimada Online. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Caasimada Online
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneraliclaamiyaymucaaradkamarkale
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.