Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Goobjoog Somaligeneral

DEG DEG: Dowladda Federaalka oo ku dhawaaqday in Soomaaliya ay galayso doorasho qof iyo cod ah

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in dalka uu galay marxalad siyaasadeed cusub oo ku dhisan hirgelinta doorasho qof iyo cod ah, kadib warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda.…

SO
DEG DEG: Dowladda Federaalka oo ku dhawaaqday in Soomaaliya ay galayso doorasho qof iyo cod ah
Sawir / xog muuqaal ah · Goobjoog Somali

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in dalka uu galay doorasho qof iyo cod ah.

Maxaa la shaaciyey

  1. Dowladdu waxay shaacisay in ay hirgelin doonto doorasho qof iyo cod ah oo waafaqsan dastuurka.
  2. Wadatashiyo ayaa la sameeyay si loo helo aragti mideysan oo ku saabsan nooca doorasho ee dalka.
  3. Dowladdu waxay xaqiijisay in albaabka wada-hadalka uu u furan yahay dhammaan dhinacyada siyaasadda.

Macnaha guud

Dowladdu waxay ka shaqeyneysaa xaqiijinta hannaan dimuquraadi ah kadib wadatashiyo la sameeyay.

Warsaxaafadeedka ayaa lagu caddeeyay in Soomaaliya ay ka dhici doonto doorasho qof iyo cod ah oo xor, xalaal, hufan.

Soomaaliya
2026-05-15

Sababta ay muhiim u tahay: Muwaadiniinta Soomaaliyeed waxay heli doonaan fursad ay si toos ah ugu doortaan hoggaankooda.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Goobjoog Somali

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay in dalka uu galay marxalad siyaasadeed cusub oo ku dhisan hirgelinta doorasho qof iyo cod ah, kadib warsaxaafadeed kasoo baxay dowladda.

Qoraalka ayaa lagu sheegay in dowladda ay gudaneyso waajibaadka dastuuriga ah ee ka saaran xaqiijinta hannaan dimuquraadi ah oo shacabka Soomaaliyeed si toos ah ugu dooranayaan hoggaankooda, si muwaadiniintu u helaan xuquuqdooda dastuuriga ah ee doorashada.

Dowladdu waxay sheegtay in muddooyinkii lasoo dhaafay ay wadatashiyo la yeelaneysay qeybaha kala duwan ee bulshada iyo daneeyayaasha siyaasadda, si loo helo aragti mideysan oo ku saabsan nooca doorasho ee dalka ka dhaceysa.

Sidoo kale, dowladda ayaa xaqiijisay inay saddexdii maalmood ee ugu dambeysay wadahadallo la lahayd xubno kamid ah mucaaradka, balse ay jiraan qodobo ay ku tilmaamtay kuwo ka hor imanaya xaqa muwaadinka Soomaaliyeed ee ah inuu wax doorto lana doorto.

Isha: Goobjoog Somali. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Goobjoog Somali
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralcodqoffederaalka
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.