Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Goobjoog Somaligeneral

DEG DEG: JSP Oo Aqlabiyadda Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed Ku Guuleystay

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Urur Siyaasadeedka JSP ayaa ku guuleystay aqlabiyadda Golaha kadib markii uu helay 51 kursi oo…

SO
DEG DEG: JSP Oo Aqlabiyadda Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed Ku Guuleystay
Sawir / xog muuqaal ah · Goobjoog Somali

Urur Siyaasadeedka JSP ayaa ku guuleystay aqlabiyadda Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyadoo helay 51 kursi.

Maxaa la shaaciyey

  1. Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay natiijada doorashada Golaha Wakiillada.
  2. Ururka NPU ayaa helay 14 kursi, halka Ururka Karaama uu helay 11 kursi, Ururka Sincad-na uu helay 6 kursi.
  3. Natiijadan ayaa ka dhigeysa JSP ururka ugu awoodda badan Baarlamaanka cusub ee Koonfur Galbeed.

Macnaha guud

Doorashadan ayaa si weyn isha loogu hayay, maadaama ay kusoo aadeyso xilli dalka uu wajahayo muran siyaasadeed.

Natiijadan ayaa ka dhigeysa JSP ururka ugu awoodda badan Baarlamaanka cusub ee Koonfur Galbeed.

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka
Koonfur Galbeed Soomaaliya
2026-05-14

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan isbedelada siyaasadeed ee ka dhacaya Koonfur Galbeed.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Goobjoog Somali

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay natiijada doorashadii Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Urur Siyaasadeedka JSP ayaa ku guuleystay aqlabiyadda Golaha kadib markii uu helay 51 kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Wakiillada KGS.

Sidoo kale, Ururka NPU ayaa helay 14 kursi, halka Ururka Karaama uu helay 11 kursi, Ururka Sincad-na uu kasoo baxay 6 kursi.

Natiijadan ayaa ka dhigeysa JSP ururka ugu awoodda badan Baarlamaanka cusub ee Koonfur Galbeed, iyadoo la filayo in maalmaha soo socda ay bilaabmaan dhaq-dhaqaaqyo siyaasadeed oo ku saabsan hoggaanka cusub ee maamulka.

Isha: Goobjoog Somali. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Goobjoog Somali
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralguuleystayaqlabiyaddagolaha
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.