Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Caasimada Onlinegeneral

DF Soomaaliya oo deg-deg u fulisay dalabkii mucaaradka, siina deysay…

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta sii deysay qaar kamid ah dadkii loo xiray banaanbaxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho, taas oo ka dhigan in dowladdu deg-deg u fulisay dalabkii mucaaradka. Tallaabadan ayaa timid kadib markii saaka wada-hadallo uga furmeen xerada Xalane Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, iyadoo mucaaradka uu shuruudda koow

SO
DF Soomaaliya oo deg-deg u fulisay dalabkii mucaaradka, siina deysay…
Sawir / xog muuqaal ah · Caasimada Online

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta sii deysay qaar kamid ah dadkii loo xiray banaanbaxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho.

Maxaa la shaaciyey

  1. Dowladdu waxay deg-deg u fulisay dalabkii mucaaradka ee ku saabsan sii deynta dadka shacabka ah.
  2. Wada-hadallo ayaa ka dhacay xerada Xalane, iyadoo mucaaradka uu shuruud ka dhigay sii deynta dadka la xiray.
  3. Kulamada u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa door muhiim ah ka qaadanaya dejinta xiisadda siyaasadeed.

Macnaha guud

Kulamada ayaa ku yimid kadib markii mucaaradku dalbaday in la sii daayo dadka shacabka ah ee loo xiray aragtiyahooda.

Kulamada saaka bilowday ayaa noqonaya kuwii ugu horreeyay ee noocooda ah ee lagu qabto Xalane.

Muqdisho
2026-05-13

Sababta ay muhiim u tahay: Tani waxay muujinaysaa isbedel siyaasadeed oo muhiim ah oo ka socda Soomaaliya, iyadoo la wajahayo khilaaf ku saabsan doorashooyinka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Caasimada Online

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta sii deysay qaar kamid ah dadkii loo xiray banaanbaxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho, taas oo ka dhigan in dowladdu deg-deg u fulisay dalabkii mucaaradka.

Tallaabadan ayaa timid kadib markii saaka wada-hadallo uga furmeen xerada Xalane Dowladda Federaalka iyo Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, iyadoo mucaaradka uu shuruudda koowaad ka dhigay sii deynta dadka shacabka ah ee loo xiray aragtiyahooda iyo cabashooyinkii ay muujiyeen dartood.

Kulamada u dhexeeya labada dhinac, oo ay garwadeen ka yihiin wakiillo ka socda beesha caalamka ayaa haatan door muhiim ah ka qaadanaya dadaallada lagu dejinayo xiisadda siyaasadeed ee dalka.

Maalinta berri ah ayaa lagu wadaa in la guda galo dood ku saabsan nooca doorasho ee dalka iyo waqtiga ay qabsoomeyso, iyadoo Dowladda Federaalka ay weli ku adkeysaneyso qabashada doorasho qof iyo cod ah.

Isha: Caasimada Online. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Caasimada Online
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralsoomaaliyadegfulisay
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.