DFS oo ka qeyb gashay kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Afrika ay la yeesheen Madaxweynaha K/Koonfureed
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan rasmi ah oo ay Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Afrika la yeesheen Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed, Lee Jae-myung, kaas oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ee Cheong Wa Dae. Kulankan, oo qayb ka ahaa Shirka Wasiirrada Arrimaha […]
Original Somali report
Original sourceOriginal
Original source text
The original source text is split into readable paragraphs for easier review.
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan rasmi ah oo ay Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalalka Afrika la yeesheen Madaxweynaha Kuuriyada Koonfureed, Lee Jae-myung, kaas oo ka dhacay xarunta madaxtooyada ee Cheong Wa Dae.
Kulankan, oo qayb ka ahaa Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Kuuriyada Koonfureed iyo Afrika, ayaa lagu muujiyey kobaca xiriirka iyo iskaashiga u dhexeeya Afrika iyo Kuuriyada Koonfureed, iyadoo diiradda lagu saaray fursadaha lagu xoojinayo ganacsiga, maalgashiga, teknoolojiyadda, iyo horumarka waara.
Source noteWhy this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
Why this story appears
This report is shown because it came from Warkasta’s monitored source network and matches the current section, recency, and coverage labels.
- Source count
- 1
- Sources used
- Somali National TV
- Language mix
- Soomaali
- Translation status
- Original text shown because no stored translation is available yet
- AI synthesis
- No AI synthesis is used for this story panel
Stay informed
Get Warka in your inbox. No noise, just what matters.