Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Puntland Postgeneral

Digniin loo diray bulshada ku nool Xaafuun, Eyl, Dangoroyo, Bandarbeyla, Qardho iyo Garowe

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) ayaa digniin degdeg ah u dirtay bulshada ku nool gobollada Bari iyo Nugaal, gaar ahaan… Sii akhri

SO
Digniin loo diray bulshada ku nool Xaafuun, Eyl, Dangoroyo, Bandarbeyla, Qardho iyo Garowe
Sawir / xog muuqaal ah · Puntland Post

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) ayaa digniin degdeg ah u dirtay bulshada ku nool gobollada Bari iyo Nugaal.

Maxaa la shaaciyey

  1. SoDMA ayaa sheegtay in saadaasha cimiladu muujinaydo duufaan onkod leh oo xoogan laga bilaabo 12-ka Maajo ilaa 17-ka Maajo 2026.
  2. Digniintu waxay ka digaysaa roobab muhiiigaan ah, dabaylo xoogan, hillaac & onkod badan, mowjado badeed sareeya, suurtagalnimad daadad iyo carqalado ku yimaada isu socodka & kalluumeysiga.
  3. SoDMA waxay kula talisay bulshada in ay ka fogaadaan safarada badda iyo kalluumaysiga inta ay digniintu socoto.

Macnaha guud

Digniinta ayaa timid ka dib markii saadaasha cimiladu muujisay duufaan xooggan oo saameyn ku yeelan kara deegaannada la xusay.

SoDMA waxay kula talisay bulshada deegaannadaas ku nool in ay ka fogaadaan safarada badda iyo kalluumaysiga inta ay digniintu socoto.

null
Xaafuun, Eyl, Dangoroyo, Bandarbeyla, Qardho iyo Garowe
2026-05-12

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin in ay ka warqabaan khataraha cimilada si ay u badbaadaan.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Puntland Post

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya (SoDMA) ayaa digniin degdeg ah u dirtay bulshada ku nool gobollada Bari iyo Nugaal, gaar ahaan degmooyinka Xaafuun, Eyl, Dangoroyo, Bandarbeyla, Qardho iyo Garowe.

SoDMA ayaa sheegtay in saadaasha cimiladu muujinaydo duufaan onkod leh oo xoogan, taasoo la filayo in ay saameyn ku yeelato deegaannadan kor ku xusan laga bilaabo 12-ka Maajo ilaa 17-ka Maajo 2026.

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliya waxay xustay in saadaashu muujinayso roobab muhiiigaan ah, dabaylo xoogan, hillaac & onkod badan, mowjado badeed sareeya, suurtagalnimad daadad iyo carqalado ku yimaada isu socodka & kalluumeysiga gudaha badda.

SoDMA waxay kula talisay bulshada deegaannadaas ku nool in ay ka fogaadaan safarada badda iyo kalluumaysiga inta ay digniintu socoto, in laga fogaado meelaha daadadku ku badan yihiin, in caruurta & dadka nugul laga ilaaliyo meelaha halista ah iyo in ay iska ilaaliyaan geedaha dhaadheer iyo dhismayaasha daciifka ah xilliga dabaylaha xoogan dhacayaan.

Isha: Puntland Post. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Puntland Post
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralbulshadanooldigniin
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.