Doon xoolo badan siday oo ka baxday Berbera oo ku gubatay Marinka Hormuz
May 13(Jowhar) Sida ay sheegayaan wararka soo baxaya Dooni xoolo siday oo ka baxday magaalada Berbera ee Somaliland, taas oo lagu magacaabo Xaaji Cali, kuna sii jeeda dalalka Khaliijka ayaa ku gubatay afaafka hore ee Marinka Hormuz-ka, iyadoo waday xoolo fara badan oo ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed, sida ay xoguhu sheegayaan. Doonida ayaa kugubatay biyaha […]

Doon xoolo badan siday oo ka baxday magaalada Berbera ayaa ku gubatay Marinka Hormuz.
Maxaa la shaaciyey
- Doonida lagu magacaabo Xaaji Cali ayaa gubatay iyadoo ku sii jeeday dalalka Khaliijka.
- Doonidu waxay gubatay biyaha u dhaxeeya Cumaan iyo Imaaraatka Carabta.
- Xoolaha dooni siday ayaa loogu talogalay xiliga Carafada.
Macnaha guud
Doonida ayaa gubatay xilli ay dooneysay in ay gasho aaga xasaasiga ah.
“Doonida ayaa kugubatay biyaha u dhaxeeya Cumaan iyo Imaaraatka Carabta.”
Sababta ay muhiim u tahay: Somali ganacsato ayaa xoolo ku waayay gubashada dooni, taas oo saameyn ku yeelan karta dhaqaalaha.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
May 13(Jowhar) Sida ay sheegayaan wararka soo baxaya Dooni xoolo siday oo ka baxday magaalada Berbera ee Somaliland, taas oo lagu magacaabo Xaaji Cali, kuna sii jeeda dalalka Khaliijka ayaa ku gubatay afaafka hore ee Marinka Hormuz-ka, iyadoo waday xoolo fara badan oo ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed, sida ay xoguhu sheegayaan.
Doonida ayaa kugubatay biyaha u dhaxeeya Cumaan iyo Imaaraatka Carabta, xili ay doonaysay in ay gasho aaga xasaasiga ah, waxaana la xaqiijiyey in ay xoolo loogu talogalay xiliga Carafada.
Todobaadkii hore dooni ka baxday Cuman, oo kusocotay Yemen oo agabyo Bagaash ah waday ayaa Drone ayaa lagu qarxiyey, iyadoo aan faahfaahin laga bixin.
Lama garanayo cida beegsatay, Tan ayaa hakad galisay Doonyo Soomaaliyeed oo kasoo bixi lahaa Imaaraatka.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Jowhar
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Kalsooni
- Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan