Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Caasimada Onlinegeneral

Dowladda Ingiriiska oo digniin ka soo saartay SOOMAALIYA

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Ingiriiska ayaa markale cusboonaysiisay digniinta safarka ee Soomaaliya, iyadoo muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan qeybo badan oo kamid ah dalka sababo lagu sheegay xaaladdo amni oo weli taagan. War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Biritayn ayaa lagu sheegay in dowladdaasi ay mamnuucday dhammaan safarrada aan daruuriga ahayn ee […] The

SO
Sawir war oo la xiriira Dowladda Ingiriiska oo digniin ka soo saartay SOOMAALIYA
Sawir / xog muuqaal ah · Caasimada Online

Dowladda Ingiriiska ayaa cusboonaysiisay digniinta safarka ee Soomaaliya, iyadoo muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan qeybo badan oo kamid ah dalka.

Maxaa la shaaciyey

  1. Dowladda Ingiriiska ayaa mamnuucday dhammaan safarrada aan daruuriga ahayn ee lagu tagayo Soomaaliya.
  2. Digniinta ayaa si gaar ah u xustay gobollada Togdheer, Sanaag iyo Sool oo khataro amni ka jiraan.
  3. Dagaallada u dhexeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Al-Shabaab ayaa sii xoogeystay bilihii lasoo dhaafay.

Macnaha guud

Digniintan cusub ayaa kusoo aadeysa xilli Soomaaliya ay wajahaysa xaalado amni oo cakiran.

Dowladda Ingiriiska ayaa sheegtay in khatarta weerarrada argagixiso ay weli sareyso.

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Biritayn
Soomaaliya
2026-05-15

Sababta ay muhiim u tahay: Muwaadiniinta Soomaaliyeed iyo kuwa caalamiga ah waxay u baahan yihiin inay ogaadaan khataraha amni ee ka jira Soomaaliya.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Caasimada Online

Muqdisho (Caasimada Online) – Dowladda Ingiriiska ayaa markale cusboonaysiisay digniinta safarka ee Soomaaliya, iyadoo muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan qeybo badan oo kamid ah dalka sababo lagu sheegay xaaladdo amni oo weli taagan.

War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Biritayn ayaa lagu sheegay in dowladdaasi ay mamnuucday dhammaan safarrada aan daruuriga ahayn ee lagu tagayo Soomaaliya, gaar ahaan gobollada Koonfurta iyo qaar kamid ah waqooyiga dalka.

Digniinta ayaa si gaar ah u xustay gobollada Togdheer, Sanaag iyo Sool, kuwaas oo lagu tilmaamay deegaanno ay ka jiraan khataro amni, colaado iyo weerarro ay fuliyaan kooxaha argagixisada, gaar ahaan Al-Shabaab.

Sidoo kale, warbixinta ayaa lagu sheegay in dagaallada u dhexeeya ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo Al-Shabaab ay sii xoogeysteen bilihii lasoo dhaafay, gaar ahaan deegaannada ku dhow magaalada Muqdisho iyo gobollada kale ee Koonfurta dalka.

Isha: Caasimada Online. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Caasimada Online
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Kalsooni
Lama qiimeeyo; kalsoonidu waxay khusaysaa isbarbardhigyo ilo badan leh
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneraldowladdaingiriiskasoomaaliya
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.