Warbixin Soomaali iyo caalami ah
Shabelle Mediageneral

Dowladdaha Soomaliya taageera Oo Looga Digay In Ay Ku Milanmaan Muranka Siyaasadeed Ee dalka

Muqdisho, Soomaaliya – Xilli Soomaaliya ay ku jirto marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah, isla markaana dood xooggan ay ka taagan tahay muddo xileedka dowladda federaalka iyo hannaanka doorasho ee dalka loo wajahayo, ayaa dowladda Turkiga looga digay in ay si toos ah ugu milanto khilaafaadka siyaasadeed ee gudaha dalka ka taagan. Qoraal uu ku […]

SO
Sawir war oo la xiriira Dowladdaha Soomaliya taageera Oo Looga Digay In Ay Ku Milanmaan Muranka Siyaasadeed Ee
Sawir / xog muuqaal ah · Shabelle Media

Dowladda Turkiga ayaa looga digay in ay ku milanto khilaafka siyaasadeed ee Soomaaliya, iyadoo Dr. Maxamed Aadan Koofi uu sheegay in taageerada shuruud la'aanta ah ay sii hurin karto xiisadda siyaasadeed.

Maxaa la shaaciyey

  1. Dr. Maxamed Aadan Koofi ayaa sheegay in taageero kasta oo shuruud la'aan ah oo la siiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay khatar ku tahay xasiloonida siyaasadeed.
  2. Muddo xileedkii Madaxweynaha ayaa ku ekaa 15-ka May, halka isbeddelka dastuurka uu dhigayo in muddo xileedka Madaxweynaha laga dhigo shan sano.
  3. Dr. Koofi ayaa ugu baaqay dowladda Turkiga in ay ilaaliso dhexdhexaadnimadeeda si looga fogaado xiisado horleh.

Macnaha guud

Xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya ayaa xasaasi ah, iyadoo dood xooggan ka taagan tahay muddo xileedka dowladda federaalka iyo hannaanka doorasho.

“Waxay xaaladdu ka sii xumaan doontaa marka walaalaha Turkidu ku sii adkaystaan taageerada shaqsi muddo xileedkiisii dhamaaday, kuna sii fadhiya kursiga sifo aan sharci aheyn,” ayuu yiri Dr. Maxamed Aadan Koofi.

Dr. Maxamed Aadan Koofi
Muqdisho, Soomaaliya
2026-05-23

Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin in ay fahmaan khatarta ka imaan karta taageerada aan shuruudda lahayn ee dowladda Turkiga, taasoo saameyn ku yeelan karta mustaqbalka siyaasadeed ee dalka.

Soo koobiddu miyaa kuu adeegtay?

Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali

Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin

Isha asalka ah

Asalka

Qoraalka asalka ah

Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.

Shabelle Media

Muqdisho, Soomaaliya – Xilli Soomaaliya ay ku jirto marxalad siyaasadeed oo xasaasi ah, isla markaana dood xooggan ay ka taagan tahay muddo xileedka dowladda federaalka iyo hannaanka doorasho ee dalka loo wajahayo, ayaa dowladda Turkiga looga digay in ay si toos ah ugu milanto khilaafaadka siyaasadeed ee gudaha dalka ka taagan.

Qoraal uu ku daabacay baraha bulshada, Dr. Maxamed Aadan Koofi oo ka tirsan Madasha Golaha Mustaqbalka Soomaaliya, ayaa sheegay in taageero kasta oo shuruud la’aan ah oo la siiyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ay sii hurin karto xiisadda siyaasadeed ee taagan.

Dr. Koofi ayaa tilmaamay in muddo xileedkii Madaxweynaha lagu doortay uu ku ekaa 15-ka May, halka wax-ka-beddelka dastuurka ee dhawaan ay ansixisay dowladda uu dhigayo in muddo xileedka Madaxweynaha laga dhigay shan sano.

“Waxay xaaladdu ka sii xumaan doontaa marka walaalaha Turkidu ku sii adkaystaan taageerada shaqsi muddo xileedkiisii dhamaaday, kuna sii fadhiya kursiga sifo aan sharci aheyn,” ayuu yiri Dr. Maxamed Aadan Koofi.

Isha: Shabelle Media. Akhri asalka.
Isha warka

Sababta sheekadan loo muujiyey

Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.

Waxa tani ka dhigan tahay
Tani waa warbixin hal il ka timid oo ku jirta shabakadda Warka la socdo. Xiriirka isha asalka ah wuu muuqdaa si aad u akhrido macnaha buuxa ee daabacaha.
Tirada ilaha
1
Ilaha la adeegsaday
Shabelle Media
Isku dhafka luqadaha
Soomaali
Xaaladda turjumaadda
Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
Soo koobid AI
AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan
Calaamadaha la adeegsaday
somaliageneralloogasiyaasadeeddalka
Qoraal akhriste: Had iyo jeer eeg warbixinnada asalka ah ee la xiriiriyey si aad u hesho macnaha buuxa.