Erdogan oo shaaciyey xilliga la dhameynayo shidaal qodista Soomaaliya
Ankara (Caasimada Online) – Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in howlgalka qodista shidaalka ee Turkigu ka wado xeebaha Soomaaliya la filayo inuu ku dhammaado lix illaa sagaal bil gudahood, haddii xaaladaha cimilad ay saamaxaan. Erdogan ayaa sheegay in howlgalkaas uu yahay mid taariikhi ah, maadaama uu yahay qodistii ugu horreysay ee Turkigu ka […] The post Erdogan oo sh

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in howlgalka qodista shidaalka ee Turkigu ka wado xeebaha Soomaaliya la filayo inuu ku dhammaado lix illaa sagaal bil gudahood.
Maxaa la shaaciyey
- Erdogan ayaa sheegay in howlgalka qodista shidaalka uu yahay mid taariikhi ah, maadaama uu yahay qodistii ugu horreysay ee Turkigu ka sameeyo biyo qoto dheer oo ka baxsan dalkiisa.
- Ceelka Curad-1 ayaa la qodayaa meel ka baxsan xeebaha Soomaaliya, waxaana loo arkaa tijaabadii ugu weynayd ee lagu sameeyo rajada shidaalka badda Soomaaliya.
- Dowladda Soomaaliya ayaa isku dayeysa inay howlgalka shidaalka u soo bandhigto mashruuc qaran, taas oo muhiim u ah qeybsiga kheyraadka dabiiciga ah.
Macnaha guud
Howlgalka qodista shidaalka ayaa ka socda xeebaha Soomaaliya kaddib sanado ay arrintu ku koobneyd heshiisyo, sahanno iyo hadal siyaasadeed.
“Rajadeennu waa inaan gaarsiino shacabka Soomaaliyeed ee walaalaha nala ah warka wanaagsan ee ay muddo dheer sugayeen.”
Sababta ay muhiim u tahay: Akhristayaasha Soomaaliyeed waxay u baahan yihiin inay ogaadaan sida howlgalka shidaalka uu saameyn ugu yeelan karo dhaqaalaha iyo siyaasadda dalka.
Warbixin asal ah oo turjumaad kaydsan leh · Soomaali
Soomaali · Mashiin turjumay · Lama diiwaangelin
Asalka
Qoraalka asalka ah
Qoraalka hoose waa qoraalka asalka ah ee isha. Waxaa loo kala jaray tuducyo si akhrisku u fududaado.
Ankara (Caasimada Online) – Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in howlgalka qodista shidaalka ee Turkigu ka wado xeebaha Soomaaliya la filayo inuu ku dhammaado lix illaa sagaal bil gudahood, haddii xaaladaha cimilad ay saamaxaan.
Erdogan ayaa sheegay in howlgalkaas uu yahay mid taariikhi ah, maadaama uu yahay qodistii ugu horreysay ee Turkigu ka sameeyo biyo qoto dheer oo ka baxsan dalkiisa.
“Holwlgallada aan ka wadno xeebaha Soomaaliya waa kuwo taariikhi ah,” ayuu yiri Erdogan, isagoo ka hadlayay shir looga hadlayay kheyraadka dabiiciga ah oo lagu qabtay Istanbul.
“Haddii cimilada iyo xaaladaha hawadu saamaxaan, waxaan fileynaa in aan howlgalka qodista ku dhammeyno lix illaa sagaal bil gudahood,” ayuu raaciyay.
Isha warkaSababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
Sababta sheekadan loo muujiyey
Warbixintan waa la muujiyey sababtoo ah waxay ka timid shabakadda ilaha Warka la socdo, waxayna la jaanqaadaysaa qaybta, waqtiga, iyo calaamadaha daboolidda.
- Tirada ilaha
- 1
- Ilaha la adeegsaday
- Caasimada Online
- Isku dhafka luqadaha
- Soomaali
- Xaaladda turjumaadda
- Waxaa lagu muujiyey luqaddii asalka ahayd
- Soo koobid AI
- AI looma isticmaalin qaybta kalsoonida ee sheekadan